07/04/2025
Ma Joogta Burco?,Ma u baahantay Macallin guri tayo leh?,maku daashay raadintiisa?,Macallimin h**e aad Ubadka guriga ugu qabatay ma qawaday habka wax dhigistoda & tayadoda?
Intaba waxa kaa shaafiyaysa Xaruntan Ee nalaso Xidhiidh What'sAppโก๏ธ https://wa.me/252659999242
28/03/2025
Labadan Application ee Facebook-ga keebaad isticmaashaa, u kala Codee.
26/08/2024
We reached 1k Followers,thanks for your Support
21/05/2024
HAMBALYO MEHER๐
Xarunta Macallin Guriga Burao Ee THTC,waxa ay hambalyo u diraysa gudoomiyaha Xaruntan Saleban Awil & Marwadiisa Hafsa Farah,Oo meherkoodu 19 May 2024,ka dhacay Burao.
ุจุงุฑู ุงููู ููู
ุง ูุจุงุฑู ุนูููู
ุง ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุงูุฎูุฑ ุฃู ุจุงูุฎูุฑ๐
09/04/2024
Gudomiyaha Xarunta Macallin Guriga Burco Saleban Awil,Ayaa tahniyad & Hambalyoba u diray Ummada muslimiinta ah,gaar ahaana umadda Somaliyed munaasibada Eidul fidriga Awgeed
ุนูุฏูู
ู
ุจุงุฑูุุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงูุูููู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ
06/04/2024
SU'AAL DHAQAN AH:-
Maxaa loo yaqaana marka uu Awrku sidan hasha u abaahiyo?
27/03/2024
SU'AAL DHAQAN AH:-
โMaxaa loo yaqaan Neefka idaha ah marka uu madaxa bar cad ku leeyahay?โ
15/03/2024
"Sheeg suurada qofkii saddex Jeer akhriyaa uu la mid yahay,qof Qur'aan ka oo dhan dhameeyay"?
05/03/2024
Hambalyo Kooxda Dawladda Hoose Ee Burco
Bahda xarunta Macallin guriga Burco waxay Hambalyo & bogaadinba u dirayaan K.D.H.B Ee ku guulaysatay Champion league ga,Horyaalka Horyaalada Somaliland
Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo guud ahan Burcaawiyiinta๐โ๏ธ