Sacaadadiin Primary Schools

Sacaadadiin Primary Schools

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sacaadadiin Primary Schools, School, Hodan Qaylo, masajidka Cabdi buur, Burco.

03/08/2024

Ogaysiis. Ogaysiis. Ogaysiis

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada burco iyo nawaaxigeeda in dugsiga sacaadadiin oo aad uga barateen waxbarasho Tayo leh uu bilaabay qaadashada ardayada sannad dugsiyeedka 2024_2025.

Ugu kaalay dugsiga sacaadadiin.

# macalimiin aqoon durugsan u leh maadooyinka ay bixinayaan.
# ardey akhlaaq leh iyo tarbiyeynta ubadka
# maamul iyo waalid xidhiidhkoodu joogto yahay si looga warhayo ardeyga.

NB: dugsigu wuxuu u guuray xaafada gaha gaar ahaan wuxuu waqooyi galbeed ka xigaa sariibada gaha.

Wixii faahfaahin dheeraada kala xidhiidh numberada hoose ku xusan.

0634336742/ 063_3212296/ 0659307435.

23/07/2023

Dhamaan waalidiinta la jecel ubadkooda waxbarasho tayo leh waxa loogu bushaareynayaa in dugsiga sacaadadiin primary uu qaadanayo sanad dugsiyeedka 2023_2024 fasalada barbaarinta kg, 1aad, 2aad,3aad iyo 4aad is qoristu waxay ka socotaa xarunta dugsiga.

Photos from Sacaadadiin Primary Schools's post 14/07/2023

Ardeydii oo xuseysa maalinta qaran 18 may.

Photos from Sacaadadiin Primary Schools's post 06/06/2023

Students are in a exam room.

02/01/2023

Waa yaxye oo kamida ardeyda fasalka barbaarinta (KG) oo akhrinaaya magacyadii ilaahay SWT maanshalah.

05/12/2022

Waa maariya yar oo kamida ardeyda fasalka sadexaad ee dugsiga hoose oo inoo akhrineysa nashiido macaan.

Photos from Sacaadadiin Primary Schools's post 18/08/2022

Dugsiga sacaadadiin igu kaalay waxbarasho tayo leh deegaan ku haboon waxbarashada iyo barbaarinta ubadka, isqoristu wey socotaa ee ubadkaaga la gaadh.

18/08/2022

Dugsiga Sacaadadiin waxa uu ku wargelinayaa waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho tayo leh, in Dugsigu qaadanayo ardey cusub oo ah heerarka Barbaarinta (KG) ilaa Dugsiga Hoose.
Fursadan OO Maantaba Caruurta Ka Diiwaan Geli Dugsiga Sacaadadiin.

07/08/2022

Dugsigu isagoo eegaya duruufta bulshada waxa uu qiimo_dhimis ku sameeyey feega ama bisha schoolka sidoo kale wuxuu kuu sameeyey in sanad dugsiyeedkan 2022_2023 uu bilaash kaaga dhigey direyska ardeyda hablo iyo wiilal wakhtiga ay soconeysaana wuu xadidan yahay ka faaiideysi wacan inshalah.
Diiwaan gelintu waxay ka socotaa xarunta dugsiga oo ku yaala xaafada hodan gaar ahaan waqooyi_ galbeed masaajidka cabdi buur.

03/08/2022

Waxaan ogeysiineynaa dadweynaha ku dhaqan magaalada burco iyo nawaaxigeeda in dugsiga sacaadadiin primary schools uu si rasmiya u bilaabayo waxbarashada sanad dugsiyeedka 2022_2023 maalinta sabtida oo taariikhdu tahay 6/8/2022 hadii alle idmo.
Waxa dugsiga kuugu diyaara macalimiin heer jaamacadeeda oo khibrad u leh barbaarinta ubadka, dugsigu wuxuu 70% xooga saarayaa in ubadka laga dhiso aqoonta diinta iyo maadigaba, sidoo kale basaskii ayaa kuugu diyaara diiwaan gelintuna waxay ka socotaa xarunta dugsiga.

Tilmaan: dugsigu wuxuu ku yaalaa xaafada hodan gaar ahaan waqooyi galbeed ayuu kaga beegan yahay masaajidka cabdi buur.

Contact us: 0634336742/0659307435

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hodan Qaylo, Masajidka Cabdi Buur
Burco
252