Al Nuur Secondary School Burco

Al Nuur Secondary School Burco

Share

Daryeelaha Bulshada

02/08/2026

Al-Nuurbaa nasteexoo Nuurkii aqoontiyo Nolosha iftiinshee
Kaalayoo nala dhugo

01/08/2026

Soo noqod wanaagsan .
Kusoo dhawaada baradii aqoonta, akhlaaqda iyo ammaanada .

29/07/2026

Waxa aanu ogaysiinaynaa dhammaan waalidiinta iyo ardaydaba in dugsiga dib loogusoo laabanayo maalinka sabtida ah ee soosocota taariikhduna ku beegantahay ๐Ÿ ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. Is qorista ardayda cusubina waxa ay ka socota xafiiska dugsiga.

28/07/2026

๐—ช๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ.

๐—ž๐—ฒ๐˜† ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฝ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€

โ€ข Teach reading, writing, literature, and critical thinking to grades f3โ€“f4.
โ€ข Plan engaging, curriculum-aligned lessons and assess student progress.
โ€ข Provide constructive feedback on essays and creative assignments.
โ€ข Maintain a supportive, well-managed classroom environment.
โ€ข Collaborate with faculty on curriculum and school events.

๐—ค๐˜‚๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ & ๐—ฅ๐—ฒ๐—พ๐˜‚๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€.

โ€ข ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: Bachelorโ€™s or Masterโ€™s degree in Education (B.Ed. / M.Ed.) with an English focus.
โ€ข ๐„๐ฑ๐ฉ๐ž๐ซ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž : Minimum 3 years of secondary school teaching experience.
โ€ข ๐‚๐ž๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง : Valid teaching license/certification in English Language Arts.
โ€ข ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ : Excellent communication, classroom management, and tech integration.
โ€ข ๐€๐ ๐ž: age should be in between 28 to 45
โ€ข ๐‚๐ก๐š๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ž๐ซ & ๐•๐š๐ฅ๐ฎ๐ž๐ฌ: High moral conduct reflecting Islamic values and ethics, serving as a role model for students.

๐——๐—˜๐—”๐——๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—˜: ๐Ÿฎ๐Ÿต ๐—๐—จ๐—Ÿ๐—ฌ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ (๐—ง๐—ข๐— ๐— ๐—ข๐—ฅ๐—ข๐—ช ๐Ÿญ๐Ÿฎ๐—ฃ๐— ).

22/07/2026
14/07/2026

TACSI
ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ูฐู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ
Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan Hawl-wadeennada Dugsiga Sare ee Al Nuur Secondary School Burco waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maamule Maxamuud Cabdikarin Daahir iyo guud ahaan qoyskiisa, geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkii, Dr. Jaamac Cabdikarin Daahir, oo ku geeriyooday magaalada Burco.

Alle ha u naxariisto marxuumka, dambigiisana ha dhaafo, samir iyo iimaan saadiq ahna haka siiyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday. Aamiin.

Photos from Al Nuur Secondary School Burco's post 03/07/2026

Hambalyo iyo Duco.

Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Al Nuur Secondary School Burco waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda si guul leh u soo afmeeray 12-kii sano ee waxbarashada aasaasiga ah ahayd.
Waxaan idiinku ducaynaynaa in Ilaahay idinku guuleeyo natiijo wanaagsan, idinna waafajiyo mustaqbal ifaya iyo heerar ka sii sarreeya. Aamiin.

01/05/2026

Ogaysiis
Waxaa la ogaysiinayaa ardayda &waalidka in dugsigu berri fasax yahay insha Allaah

Photos from Al Nuur Secondary School Burco's post 29/01/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ.

Maamulka, Macalimiinta iyo Bahwaynta Dugsiga Sare ee Al Nuur Secondary School Burco. Waxa ay hambalyo iyo Duco u dirayaan masuuliyiinta Kala ah:
1-๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข๐œ๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ.
๐†๐ฎ๐๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ.
2- ๐’๐ก๐š๐ฆ๐ฌ๐ฎ๐๐ข๐ข๐ง ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐.
๐†๐ฎ๐๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐š๐š๐ซ.
Oo Ka mid ah Haldoorka Ka Aflaxay Dugsiga Al Nuur.

Alle ha idinku Asturo xilkaa qaran.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hodan Street
Burco