Soo laabasho wacan
Akhyarta
🖐️
Apdizalan xikmawi
Advantage of reading
07/04/2021
Buugaagta ugu badan ee lagu iibiyo wadamada carabta waa kuwo laga qorey cuna karinta iyo fasirida riyada taasna waxa ay cadeyn u tahay inayny nahay umad cuno iyo riyo________🔥
01/04/2021
Haddaad rabto inaad noqoto.mid faraxsan noqo.mid hadal yar inta badanna wax ismooganaysiiya__subaxnimo qurxoon 🙋
29/03/2021
ixtiraam gabdhaha ama u dhoolocade ubax u so bandhig ama uga kac booska aad Ka fadhido baska ama jooji gaadhigaaga si ay wadada uga gudbaan si nabdoon _____________ wax yaabahaas odhan waxay u fahmayaan si khaldan iyo in aad Dan kale kaledahay_____💥
23/03/2021
" iloobin in aad Allah u mahadnaqdo sababtoo ah waxad leedahay indho aad ku akhrido fariintan "lîké ßæær .🔥
19/03/2021
marka aad diiddo in aad gacan qaado qof aad ka baqayso in aad xanuun Ka qaado waxaa tahay Aqoonyahan balse marka aad diiddo gacan qaadka waalidka waxaa tahay waxaa tahay naxariis laawe _____ 💥
" sirta guushu waa inaad bilowdaa
"سر النجاح هو أن تبدأ"
The secret to success is to get started_____ lîkè ßæær____♥️
12/03/2021
___ mararka qaar la sheekayso nafsadaada oo fursad sii si aad jawaab ugu heshid su 'aalo inta badan aadan waqti u helin ka.jawaabidooda"_____lìké æñd ßhèrë_____💥
10/03/2021
Qofka sida dhabta ah ku jecel waakan ku dhaha waad dhimanaysaa ee maxaa kaa horeeya
intaas wixii Ka soo hadha oo dhan waa dhalanteed_________ duhurnimo foladsan__♥️
Click here to claim your Sponsored Listing.