Boqor deer

Boqor deer

Share

0659312829

22/09/2024

“Xukuumada Kulmiye waa Badel , Waa Bedel , Waa Bedel.” Gudoomiye Maxamuud Xaashi iyo Safarkiisa barriga.

22/09/2024
19/02/2023

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay go'aamadii maanta ka soo baxay beelaha Garxajis, waxana uu yidhi:

"Maanta oo taariikhdu ay tahay 19-ka Feb. 2023 waxaan si buuxda u soo dhawaynayaa war-murtiyeedka ka soo baxay Salaadiinta, odayaasha iyo waxgaradka beesha Garxajis, waxaana bogaadinayaa goa'aannada iyo talooyinka ay soo jeediyeen.

Go'aanada ka soobaxay beesha Garxajis waxay tusaale cad u yihiin in beelaha walaalaha ahi doonayaan inay nabad kuwada noolaadaan, sidaa awgeed waxaan ku kalsoonahay go'aanada iyo talooyinka ay beeshu soo jeedisay inay fursad siinayso nabadda iyo wada-noolaanshaha dadka walaalaha ah.

Ugu dambayn, waxaan ugu baaqayaa dhinacyada ay qusayso inay maqlaan baaqa salaadiinta, odayaasha iyo waxgaradka beesha Garxajis, ayna baajiyaan daadashada dhiiga iyadoo lagu jiro bilaha xurmada leh ee diinteenu adkaysay xaaraantinnimada daadinta dhiigga qofka Muslimka ah".

17/08/2022

Qufulkan ana hayn furahana adigu qabo

10/08/2022

Burco : dil ayaa ka dhacay goordhoweyd xaafada madiina/ureyso ee magaalada burco.
Marxuumka la diley oo lagu magacaaabi jirey 'laba suule' ayaa caan ka ahaa xaafadaasi.
Gacan ku dhiiglaha ayaana isaga baxsaday goobta.

11/03/2022
11/09/2020

Kulmiye

18/08/2020

Nabigen muxamade (NNKH) anu kusalino SCW SCW SCW

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Cabdiraxmansiciid0@gmail. Com
Burco