09/05/2025
social media manager
Friday, May 9 ยท 9:00 โ 11:30pm
Time zone: Africa/Nairobi
Google Meet joining info
Video call link: https://meet.google.com/gyn-jris-bii
si toos ah ayuu socdaa
Tababarkii ku saabsanaa
social media manager ( Habka loo maamulo baraha bulshada )
ka faaidaysi wacan
07/05/2025
Machadaka Hage training and research center oo aad uga barteen tababaro qiimo badan waxay idiinku bushaaraynaya fursad kale oo muhiim ah
Waxaan qaban doona training Social media manager ( habka loo maamulo baraha bulshada )
Waxaa tababarkan kubaran doonta dhamaan sida loo sameeyo strategy, content fiican sida loo abuuro, sida analysis iyo camping loqaado si xaysiin wax tar leh loo gaadho iwm.
Training: social media manager
Trainer: Eng Daud Abdikarim
Time: 9/5/2025
Date: Friday 9:00pm To 10:30am
Venue: Online Google meeting
Certificate: yes
Kubiir WhatsAppGroupkan
https://chat.whatsapp.com/E1DHEfsQXUw4TDhJnvEYC5
Kala xidhiidh wixii Faahfaahin dheerad ah phone: ๐ 63-8365740
03/03/2025
Ogaysiis Muhiim ah bisha Ramadan awgeed
Machadaka Hage Training and Research Center oo aad uga barteen tababaro qiimo badan waxay idiinku bushaaraynaya fursad kale oo muhiim ah
In an idin qaban doono course ku saabsan habka cilmi-baarista (Research Methodology)
Waa Course bixinaya aqoonta iyo xirfadaha loo baahanyahay xiliga cilmi-baadhis la samaynayo. Xifadaha la xidhiidha cilmi-baadhistu (Research Skills) waa mid kamida xirfaha ugu qiimaha badan xiligan. Course kani wuxu anfacayaa
1. Dadka jaamacadaha h**e u dhammeeyey ee raba inay aqoontooda iyo xirfadahooda cilmi-baadhista sii horumariyaan
2. Ardayda jaamacadaha ku jira ee u baahan inay fahan buuxa ka qaataan Research ka
3. Ardayda heerka koowaad iyo heerka labaad (Bachelor's and master's degree) ee sannadan diyaarinaya buuugoodii jaamacadda (thesis book)
4. Aqoonyahanka raba inay bartaan tools ka casriga ah ee loo isticmaalo hawlaha kala duwan ee cimi-baadhista.
waxa iyana kujira oo lagu baran doonaa Tools Badan sida Data analysis Tools iyo Data Collection tools oo si faah faahsan aad inta course socdo udhigan doonto hab practical ah.
Wakhtiga: 10/03/2025
Goobta: Online Google meeting
Goorta: Morning 8:30am To 10:00am
Shahaado: Haa
Fee: 10$
Mudada soconayo course: bisha Ramadan
20 arday oo kaliya ayaa la qadanayaa.
Kubiir WhatsAppGroupkan
Link: https://chat.whatsapp.com/ILnAIZdNYPN5JoqiHWIlXA
Kala xidhiidh wixii Faahfaahin dheerad ah phone: ๐ 63-8365740
16/02/2025
Machadaka Hage training and research center wuxu kugu bushaaraynaya fursad kale oo qaali ah oo aad u anfici doonta ardayda ku jirta sanadka 2aad iyo 3aad, 4aad ee Jaamacaddaha wuxuu ka caawin doona tababarkani in ay qoraan buug dhinac kasta kadhisan oo qaabqoraal kisu saxyahay.
20/February/2025 waxaan bilaabmi doona tababar ku saabsan Tababarka Xirfadaha Muhiimka ah ee Qorista Buug ( Training on Essential Skills for Writing a Research Thesis ) oo ah xirfad aad iyo aad u muhiim ah.
Tababarkan Waxaad kubaranayasa:-
Sharaxaad balaadhan oo kusaabsan buug qorista,
Xeeladaha lo maro qorista buug Jaamacadda,
Duration. 20/02/2025
Time: 9:00pm To 10:00pm
Khamiista habeenimada
Venue: Google meet online
Hadaba link hoose whatsapp group kuso biir
https://chat.whatsapp.com/E1DHEfsQXUw4TDhJnvEYC5
27/01/2025
dhamaan ardayda ka faidaysanaysa training-ka Selecting a Research Topic
wakhtiga tababarka laqabanayo waa khamiista
Day: 30/1/2025 khamiis
Time: 9:00pm
Google meeting online
Hage Training and Research Center
Trainer: Bashir M.Mohamoud (BEd,MPH,MAPPM)
soo raac linkaga groupka
https://chat.whatsapp.com/DBMor3XkNnLDlO0DHyjXx7
25/01/2025
dhamaan ardayda Kujira sanadka 3aad iyo 4aad ee jaamacadaha gaar ahaan ardayda qoraysa buuga jaamacada, machadka Hage training and research center wuxu idiin diyaariyey training kusaabsan habka tolmoon ee loo doorto ciwaankaga research-ka jaamacada iyo qodobada muhiimka ah ee lo raaco.
Ciwaanka cilmi-baadhista oo si feker leh loo doorto wuxu kudhigaya aasaas adag oo ilaalinaya tayada iyo hufnaanta shaqadaada min bilow ilaa dhamaad.
Training: (free)
Goobta: google meet online
Goorta: 9:00pm -10:00pm khamiis 30/1/2025
kuso biir whatsapp groupkan:
https://chat.whatsapp.com/DBMor3XkNnLDlO0DHyjXx7
16/01/2025
tababarkeeni wuxu ino bilaabmaya caawa oo ah khamiis 16/jan/2025
waa fogaan arag google meet free
kuso biir groupkan WhatsApp
https://chat.whatsapp.com/Ihd0wUh8jkiDMD3jIz3lvY
13/01/2025
Join this on and transform how you read and learn. This training is designed to enhance your reading capabilities and maximize the benefits of effective reading.
Strong reading skills enhance academic success, career advancement, or personal enrichment; the ability to read efficiently opens doors to new opportunities, broadens perspectives, and enriches lives in countless ways.
Start training: 16/01/2025
Duration: Two days Thursday to Friday
Time: 9:00PM to 10:00PM
Certificate: Free
Venue: Google meeting online
Join link WhatsApppgroup
https://chat.whatsapp.com/Ihd0wUh8jkiDMD3jIz3lvY
17/12/2024
tababarkeeni Job hunting skills xirfada shaqo raadinta
diwaan gelinti way socota
fadlan iska diwaan geli numberkan Whatsapp +252 63 8365740
Wuxuu Bilaamayaa khamiistan
19/12/2024
9:00pm Habeenimo
Google meeting online
kusobiir Whatsapp groupkan https://chat.whatsapp.com/DBMor3XkNnLDlO0DHyjXx7
11/12/2024
tababarkeeni Job hunting skills diwaan gelinti way socota
fadlan iska diwaan geli numberkan Whatsapp+252 63 8365740
kusobiir Whatsapp groupkan https://chat.whatsapp.com/DBMor3XkNnLDlO0DHyjXx7