Abu hurayra school

Abu hurayra school Dantu waa mahuraan dadna waa dad aqoon leh dugsina waa abuhurayra

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيمِAlxamdulillaah, waxa si guul leh usoo dhamaaday tartankii kubbadda cagta ee dugsiga h...
14/02/2026

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيمِ

Alxamdulillaah, waxa si guul leh usoo dhamaaday tartankii kubbadda cagta ee dugsiga hoose dhexe ee Abuhureyra
Ciyaarta final-ka waxa isugu yimid( dugsiga hoose ) fasalka 3aad iyo fasalka 4aad.
Guushuna waxay raacday fasalka 3aad 🏆
ciyaar xamaasad badnayd oo ku dhammaatay 3goal iyo goal

Hambalyo dhammaan ardaydii ka qaybgashay

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيمِAlxamdulillaah, waxa si guul leh usoo dhamaaday tartankii kubbadda cagta ee dugsiga h...
14/02/2026

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيمِ

Alxamdulillaah, waxa si guul leh usoo dhamaaday tartankii kubbadda cagta ee dugsiga hoose dhexe ee Abuhureyra
Ciyaarta final-ka waxa isugu yimid( dugsiga dhexe ) fasalka 7aad iyo fasalka 8aad.
Guushuna waxay raacday fasalka 7aad 🏆
ciyaar xamaasad badnayd oo ku dhammaatay 4 goal iyo 2 goal

Hambalyo dhammaan ardaydii ka qaybgashay tartanka

25/06/2025

Ugu horeyn waxa mahad iska leh ilaaha. Cafimaadka Ina siiyay

Sida aynu ogsoonay waxa saaka inoo dhamaaday imtaxaanka dawlada ee faslk sidedaadka. Waxaan u rajaynaynaa dhamantood. Guul inay usoo hoyaan schoolka sida fasaladii ka horeeyayba u wada guulaysteen waliba uga mid noqdeen ardayda imtaxaanka ugu sarayasa ilaahayna haka fhigo kuwii dalkooda is dadkooga anfaca

Kuwii dadaalka walidkood na rumeeya alaa

mahad leh

Address

Buramo Boorama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abu hurayra school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category