Barnaamijka ganacsiga
Wariye farduz Műhîpø
Warbaahin
15/11/2021
Shirweynihii labaad eexisbiga wadani
Ayaasaaka zirasmiya ugaqabsomay caasimada hargaysa
Dad wene aad utirro badan
Ooreer burco ah oosamaynaya banan baxayo aykaga soohorjeedan madax wenaha faransiiska oo aykasooyedhen hadalo canbaaraynaya nabi maxamed nabadgalyo iyo naxariisi kurkiisa ha ahaatee
12/10/2020
Ugbaad cali dhaban loox oo ahayd gabadh dhalinyaro ah ayaa xalay lagudilay magalada burco ayaa maydkeedii ladhigay cusbataalka guud emagalada burco sida xalay uuxaqiijiyey agasimaha cusbataalka dr cabdi suudi ninka ku eedaysan dilka gabadha ayaa isna haatan boolizku gacanata kuhayaan
Laa iyo haatan macada sababta uu ninku kudilay gabadha ciidamada boolisku waxay sheegeen inay gacanta baadhitaanku arinkaa sifican ubaadhan
Ugbaad oo ahayd hooyo sadex caruura dhahay balse ayninkii h**e kalatageen
Ayaa lasheegay in ninkan eedaysana ah
Ay sheeko wadaag ahayeen
Farduz Műhîpø
10/10/2020
Madaxweynaha somalilanad "mudane
muuze biixi cabdi, ayaasaka xadhiga kajaray biriishka camuud ee magalada boorama xukuumada somaliland aya hirgalisay dhimaha biriishka
Zuxufi farduz Műhîpø
08/10/2020
Waxaa cawa magalada lascanood laga furay meherad cusub oo lagu magacabo :
Haldoor cafe and pizza house
Meherada ayaa waxa furay dhaliyaro reer laas caanood oo sokordhiyey hurumarka
Adeega dhinaca ay bixindoonaan
Xigazho
21/09/2020
Labadan qodab ayaa somaliland
Lagu soodaray heshiiska dawlada.fadaraalka iyo
madax maamu lada soomaliya
7 in xildhibaanada aqalka sare ee somaliland ay soodoortaan ergo matasha
Oowadajira
8 in doorashada xildhibaanada labada
Aqal ee somaliland aykadhacado
Magalada muqdizho
Xigasho
Inkabada 200 oo maxbiis
Ayaa waxay kabasaday xabsi laguhayey
Oo kuyaalay magalada maroto
Ee waqooyiga bariga wadanka ugandha
Maxaabiista ayaa waxay dileen
Askari iskudayey inuu hor istaago
Kahor inta aanay ujihaysmin
Dhinacaa iyo buuraha kuxeeran magalada
Maxaabiista ayaa waxalasheegay ina labaxsadeen 15 qori iyo rasaas
Xabsiga ayaa waxa uu kadhisanyahay
Dhuldhaca buurta maroto ee kutaal banaanka magalada .ciidamada asluubta
Iyo militariga ayaa waxay bilaabeen hawlgal ayku baadi goobayeen maxabiiztasi maxsatay
Wariye farduz Műhîpø
Wariye farduz Műhîpø Send a message to learn more
Click here to claim your Sponsored Listing.