XirfadKaab

XirfadKaab

Share

Kuleejka Xirfadkaab wuxuu kuu fududaynayaa in aad Diploma ku diyaarin kartid mihnada aad doontid adiga oo Gurigaaga ama Goobta Shaqada Jooga.

Xirfadkaab is a digital learning platform delivering skills-based courses and SGI certification programs, online and on-demand.
๐ŸŽ“ Official learning platform of Sahal Global Institute (SGI).

22/07/2026

Course ๐…๐ซ๐ž๐ž ah: ๐‡๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ญ ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐ข๐ง ๐ˆ๐“
Halkan kaga soo biir koorsada: ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰https://xirfadkaab.com/courses/how-to-start-career-in-it

Waxay igu qaadatay sanadkii u danbeeyay ee jaamacada inaan fahmo in aan u baahnahay inaan barto mihnad ama xirfad gaar ah oo ITga ah, oo barashada IT guud aysan marna igu filnaanayn, balse aan u baahnahay shay gaar ah oo aan ku takhasuso.

Koorsadan waxaan kugu bari doonaa, waxkasta oo aad u baahantahay si aad u barato cilmiga ITga ama mihnad dhanka ITga ah, waxaan kula wadaagi doonaa anoo kaashanaya khibradayda dhanka ITga ee tobankii sano ee u danbeeyay aan la shaqaynayay shirkadaha ooga waaweyn ee Tiknoolajiyada.

Halkan kaga soo biir koorsada: https://xirfadkaab.com/courses/how-to-start-career-in-it

22/07/2026

๐ŸŽ“ Xirfadkaab
Waa machadka waxbarasho ee rasmiga ah ee Sahal Global(SGI), oo koorsooyinkiisa Diploomada lagu heli karo iskaashi rasmi ah oo la leeyahay Sahal University.
Waxaan haynaa 9 Diploma oo si nidaamsan loo dhisay. looguna talagalay ardayda Soomaaliyeed ee doonaya waxbarasho Practical ah oo itus oo itaabsii ah, isla markaasna kuu diyaaarinaysa mihnad toos ah ama xirfado shaqo.

Takhasusyada aad dooran karto:
๐Ÿ”’ Network & Cyber Security Diploma
Baro isku xirka networks-ka, ethical hacking, iyo difaaca cyber threats si aad u noqoto Nework & security professional.
๐Ÿ’ป Computer Systems & IT Support Diploma
Baro hardware, operating systems, Office iyo databases si aad u noqoto farsamayaqaan IT ah. Waa Halka ITga laga bilaabo.
๐Ÿ“Š Business & Entrepreneurship Diploma
Fikraddaada u beddel ganacsi nidaamsan oo faaโ€™iido leh, ganacsi bilow ama mid jiray hormari.
๐Ÿš€ Software & Web Development Diploma
Baro dhisidda responsive web applications iyo backend systems si aad u noqoto software engineer.
๐ŸŒ English Proficiency Diploma
Ka bilow basic โ†’ gaadh workplace fluency. Ugu hadal English si wanaagsan shaqada, waxbarashada, caafimaadka iyo nolosha.
๐Ÿ’ฐ Financial Operations & Office Accounting Diploma
Baro xisaabaadka Iyo Master-garee Excel iyo QuickBooks si aad u maamusho accounting-ka shirkadaha iyo NGO-yada.
๐Ÿ“‹ Project Management Diploma
Baro maamulka mashaariicda iyo monitoring & evaluation (M&E) si aad u noqoto hogaamiye mashaariiceed.
๐Ÿ“ฆ Logistics, Supply Chain & eCommerce Diploma
Baro global logistics, maamulka alaabta iyo eCommerce si aad u hoggaamiso online marketplaces.
๐Ÿ”ฌ Research Methodology & Project Writing Diploma
Ka bilow topic selection ilaa aad ka dhamaystirto oo aad ka difaacato buuggaaga qalin-jabinta.
๐ŸŽฏ Certifications: Tababaro ama Koorsooyin madax banaan
Baro koorsooyin gaagaaban oo madax banaan si aad u dhisato xirfado gaar ah oo suuqa shaqada ah.

Diploomooyinka xogtooda halkan kasoo akhriso: https://xirfadkaab.com/diplomas
Halkan iska soo diiwaangeli: https://xirfadkaab.com/register

๐Ÿ‘‰ Soo dooro takhasuska aad doonayso, si aan faah faahin kuu siino mahadsanid.

07/05/2026

IT & Digital Skills Diploma
๐Ÿ”ฅNoqo Xirfadle IT & Digital ah 12 Todobaad Gudahood

Ma doonaysa ina aad barato Tiknoolajiyada kumbiyuutarka si aad u hesho xirfado dhab ah oo kuu sahlaysa inaad suuqa shaqada gasho si aad dakhli u samayso.

๐Ÿš€ Waxaan kugu soo dhaweynaynaa Xirfadkaab IT & Digital Skills Diploma. Waa Barnaamij si gaar ah loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed ee doonaya xirfad rasmi ah oo itus oo itaabsii ah ka helaan culuumta Information Technologyga. Inta aad Diplomadan khaaska ah ee 12ka asbuuc lagu dhamaynayo aad ku jirto:

โœ… Waxaad samayn doontaa projectyo toos ah oo Practical ah.
โœ… Waxaad baran doontaa Xirfada IT + Digital Skills
โœ… Waxaad helaysaa takhasusyo aad kasii doorato (IT Support AMA Software/Digital Skills)
โœ… Waxaad baran doonta sida loo dhisto CV + portfolio markaad koorsooyinka dhamayso
โœ… Waxaa laguu diyaarin doonaa inaad suuqa shaqada gasho ama iskaaba u shaqaysto sida Freelancing, ama business

๐Ÿ’ก Tani ma aha Diploma kaliyaโ€ฆ
Waa career pathway dhamaystiran

๐ŸŽฏ Ku habboon:
โ€ข Ardayda
โ€ข Shaqo doonka
โ€ข Beginners IT
โ€ข Qof kasta oo raba online income
โ€ข Qofkasta oo shaqeeya oo culuumtiisa ITga raba inuu kor u qaado.

๐Ÿ“… Intake cusub ayaa bilowday
โš ๏ธ Tirada ardada halkii fasal loo qaadanayo waa xadidantahay maadama ay jiri doonaan LIVE classyo Toos ah.

๐Ÿ‘‰ Ku biir hadda WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/F3O7HR5zRu46KWB17aaRz2

๐Ÿ’ฌ qeybta faalada kusoo qor โ€œXIRFADKAABโ€ si aan kuu soo dirno faahfaahinta buuxda.

06/05/2026

๐Ÿ”ฅ Noqo Qof Shaqo Diyaar ah (Job-Ready) 12 Todobaad Gudahood, adiga oo dooranaya Diplomada kugu haboon.

Ma doonaysaa in aad barato xirfado kuu horseeda shaqo, ganacsi, iyo fursado caalami ah?

๐ŸŽ“Ka faaidayso Barnaamijyada Diploomooyinka ee Machadka Xirfadkaab kuu keenay looguna talagalay ardayda Soomaaliyeed ee doonaya waxbarasho Practical ah oo itus oo itaabsii ah, isla markaasna kuu diyaaarinaysa mihnad toos ah ama xirfado shaqo.

Takhasusyada aad dooran karto:
๐Ÿ’ป IT & Digital Skills Diploma
Ka bilow beginner โ†’ noqo job-ready IT professional
๐Ÿ“Š Business & Entrepreneurship Diploma
Fikraddaada u beddel ganacsi nidaamsan oo faaโ€™iido leh
๐ŸŒ English Proficiency Diploma (CEFR-Aligned)
Ka bilow basic โ†’ gaadh workplace fluency
2๏ธโƒฃ Research Methods & Data Analysis
Ka bilow topic selection โ†’ Dhamaadka iyo difaacasha buugga.

๐Ÿ’ก Waxa aad heli doonto:

โœ… Barnaamijyo nidaamsan (step-by-step)
โœ… Barasho practical ah (real projects)
โœ… LIVE classes todobaadle ah
โœ… Diyaarinta CV, portfolio & business plan markaad dhamaysato Diplomadaada
โœ… Diploma shahaadooyinka caalamiga ah waafaqsan sida(CompTIA, CEFR, PMP, MOS, IELTS iwm)

๐ŸŽฏ Ku habboon:
โ€ข Ardayda & graduates
โ€ข Shaqo doonka
โ€ข Ganacsatada
โ€ข Professionals

๐Ÿ“… Intake cusub ayaa bilowday
โš ๏ธ Tirada ardada halkii fasal loo qaadanayo waa xadidantahay maadama ay jiri doonaan LIVE classyo Toos ah.
๐Ÿ‘‰ Ku biir WhatsApp:
https://chat.whatsapp.com/Dk4nNQStWE9CbRNTtz0XIj
๐Ÿ’ฌ qeybta faalada kusoo qor โ€œDIPLOMAโ€ si aan kuu soo dirno faahfaahinta buuxda.

Xirfadkaab
Xirfad Maanta. Guul Berri.

05/05/2026

English Proficiency Diploma (CEFR-Aligned)

๐Ÿš€ Fursad Dhab ah: Baro English si aad shaqo ugu diyaar noqoto ama caalamka turjumaan la'aan oola xiriiri karto waxna ooga soo baran karto!

Ma rabtaa inaad si kalsooni leh ugu hadasho English โ€” shaqo, waxbarasho ama nolol maalmeed?

Ingiriisigu ma aha maaddo keliyaโ€”waa furaha waxbarashada caalamiga ah, shaqooyinka wanaagsan, iyo horumarka teknolojiyadda ee ardayda Soomaaliyeed!
Machadka Xirfadkaab wuxuu ku faraxsan yahay inuu bilaabo barnaamijka cusub ee Ingiriisiga ee caalamiga ah, kaasoo ku salaysan heerarka la aqoonsan yahay ee ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐จ๐ง ๐„๐ฎ๐ซ๐จ๐ฉ๐ž๐š๐ง ๐…๐ซ๐š๐ฆ๐ž๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ๐จ๐Ÿ ๐‘๐ž๐Ÿ๐ž๐ซ๐ž๐ง๐œ๐ž ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž๐ฌ (๐‚๐„๐…๐‘ ๐€๐Ÿ ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐‚๐Ÿ)!

๐ŸŽ“ Xirfadkaab English Proficiency Diploma (CEFR-Aligned)
Barnaamij nidaamsan oo kaa qaadaya:
๐Ÿ‘‰ Beginner (A1) โ†’ Intermediate (B1/B2) โ†’ Workplace English

๐Ÿ’ก Maxaa ka dhigaya barnaamijkan mid gaar ah?

โœ… Waxaa ardayga loo dhisayaa tallaabo-tallaabo (CEFR system)
โœ… Laga bilaabo Beginner (A1) ilaa Advanced & Mastery (C2)
โœ… Isku dheelitir: Grammar + Speaking + Writing + Listening
โœ… Ku habboon arday, macallimiin, jaamacado & xirfadlayaal
โœ… Waxaa si toos ah u bixinaya Professor khibrad dheer u leh waxbarashada iyo tababarrada
โœ… LIVE Speaking Sessions todobaadle ah
โœ… English-ka shaqada (NGO, offices, interviews)
โœ… Certificate leh CEFR level (A1 / A2 / B1 / B2)

๐ŸŽฏ Ku habboon:

โ€ข Shaqo doon (NGO & offices)
โ€ข Arday & graduates
โ€ข Professionals doonaya English fiican
โ€ข Qof kasta oo raba inuu horumariyo English-kiisa

๐Ÿ“… Intake cusub ayaa bilowday
โš ๏ธ Tirada ardada halkii fasal loo qaadanayo waa xadidantahay maadama ay jiri doonaan LIVE classyo Toos ah.

๐Ÿ‘‰ Ku biir WhatsApp:
https://chat.whatsapp.com/DCIZd4qhp7oITjRLT5FYPc

๐Ÿ’ฌ qeybta faalada kusoo qor โ€œENGLISHโ€ si aan kuu soo dirno faahfaahinta buuxda.

๐Ÿ”ฅ Xirfadkaab

Baro English. Fur Fursado Cusub.

05/05/2026

Business & Entrepreneurship Diploma
๐Ÿ”ฅ Fikraddaada U Beddel Ganacsi Dhab ah โ€” 12 Todobaad Gudahood!

Ma leedahay fikrad ganacsi? Mise jiraa ganacsi yar ood horay u lahayd oo aad jeclayd in aad horumariso?

๐Ÿš€ Xirfadkaab Business & Entrepreneurship Diploma
Waa Diploma khaas ah oo lagu baranayo ku dhawaad 10 koorso taas oo kaa caawinaysa in aad hesho xirfadii aad ganacsigaaga ooga gudbin lahayd heerarkan oo ah fakradโ†’ ganacsi nidaamsan โ†’ ganacsi faaโ€™iido leh. Inta lagu gudo jiro barnaamijkan waxaad sidoo kale heli doontaa

โœ… Baro sida loo dhiso Business Plan/Qorshe ganacsi dhab ah
โœ… Faham Finance, Accounting & QuickBooks
โœ… Samee Marketing strategy shaqeynaya
โœ… Maamul business-kaaga si professional ah
โœ… Ku qalin jabi Business Plan dhamaystiran (SGI-style)

๐Ÿ’ก Tani ma aha theory ama sheeko kaliyaโ€ฆ
Waa waxbarasho practical ah oo natiijo leh

๐ŸŽฏ Ku habboon:
โ€ข Ganacsatada yar-yar
โ€ข Entrepreneurs halabuurayaasha
โ€ข Shaqaalaha NGOs & xafiisyada
โ€ข Ardayda & graduates
โ€ข Qof kasta oo raba inuu bilaabo ama kobciyo ganacsi

๐Ÿ“… Intake cusub ayaa bilowday
โš ๏ธ Tirada ardada halkii fasal loo qaadanayo waa xadidantahay maadama ay jiri doonaan LIVE classyo Toos ah.

๐Ÿ‘‰ Ku biir hadda WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/G9UguAS7c3IBXtzs4rrlh9

๐Ÿ’ฌ qeybta faalada kusoo qor โ€œGANACSIโ€ si aan kuugu soo dirno faahfaahinta buuxda.

05/05/2026

IT & Digital Skills Diploma
๐Ÿ”ฅNoqo Xirfadle IT & Digital ah 12 Todobaad Gudahood

Ma doonaysa ina aad barato Tiknoolajiyada kumbiyuutarka si aad u hesho xirfado dhab ah oo kuu sahlaysa inaad suuqa shaqada gasho si aad dakhli u samayso. ITga waqtigan la joogo kaliya ma anfacayo dadka ku shaqeeya, ee qofkasta oo maanta ka shaqeeya shirkad ama hay'ad wuxuu u baahanyahay in uu culuumta Computerka barto.

๐Ÿš€ Waxaan kugu soo dhaweynaynaa Xirfadkaab IT & Digital Skills Diploma. Waa Barnaamij si gaar ah loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed ee doonaya xirfad rasmi ah oo itus oo itaabsii ah ka helaan culuumta Information Technologyga. Inta aad Diplomadan khaaska ah ee 12ka asbuuc lagu dhamaynayo aad ku jirto:

โœ… Waxaad samayn doontaa projectyo toos ah oo Practical ah.
โœ… Waxaad baran doontaa Xirfada IT + Digital Skills
โœ… Waxaad helaysaa takhasusyo aad kasii doorato (IT Support AMA Software/Digital Skills)
โœ… Waxaad baran doonta sida loo dhisto CV + portfolio markaad koorsooyinka dhamayso
โœ… Waxaa laguu diyaarin doonaa inaad suuqa shaqada gasho ama iskaaba u shaqaysto sida Freelancing, ama business

๐Ÿ’ก Tani ma aha Diploma kaliyaโ€ฆ
Waa career pathway dhamaystiran

๐ŸŽฏ Ku habboon:
โ€ข Ardayda
โ€ข Shaqo doonka iyo dadka shaqeeya
โ€ข Beginners IT
โ€ข Qof kasta oo raba online income
โ€ข Qofkasta oo shaqeeya oo culuumtiisa ITga raba inuu kor u qaado.

๐Ÿ“… Intake cusub ayaa bilowday
โš ๏ธ Tirada ardada halkii fasal loo qaadanayo waa xadidantahay maadama ay jiri doonaan LIVE classyo Toos ah.

๐Ÿ‘‰ Ku biir hadda WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/F3O7HR5zRu46KWB17aaRz2

905 735 383
๐Ÿ’ฌ qeybta faalada kusoo qor โ€œXIRFADKAABโ€ si aan kuu soo dirno faahfaahinta buuxda.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosasso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Biyo Kulule Main Road
Bosasso
252