01/03/2026
Nin weyn baa Caawa Aduunka Macasalameeyay
☆Ayatullah Ali khemani
Journalists
01/03/2026
Nin weyn baa Caawa Aduunka Macasalameeyay
☆Ayatullah Ali khemani
01/03/2026
🔴 Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said that there were many signs indicating Iran's Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei "is no longer", without explicitly confirming his death.
Netanyahu also said Khamenei's compound had been destroyed, and Revolutionary Guard commanders and senior nuclear officials had ben destroyed.
"This morning, in a powerful surprise strike, the compound of the tyrant Ali Khamenei was destroyed in the heart of Tehran... and there are many signs that this tyrant is no longer alive," Netanyahu said in a televised statement.
Follow our live coverage: https://go.france24.com/uAF
13/01/2026
"Boqolaal dowladood ha aqoonsadaan ama ha diidaan, Somaliland arrinteedu waa mid u taal dadka Soomaaliyeed oo sugeysa in ay si miyir-qab ah u wajahdo." — Wasiidu-dowlaha Madaxtooyada Puntland.
13/01/2026
Trump ayaa ku hanjabay in uu tallaabo ka qaadayo hoggaanka Iiraan, haddii buu yidhi ay sii wadaan cabudhinta dadka mudaharaadaya, sida ay ku warranyay CBSNewa oo intaasi ku dartay in Sucuudi Careebiya ay diidday in la farageliyo Iiraan.
SOMALILAND: “Socdaalka Xasan Shiikh ee Laascaanood waa daan-daansi; reer Soolow yaan cadow laydiinka dhigin dadka Burco & Garoowe.”
10/01/2026
Wasiirka Arrimaha-dibedda JFS, Cabdisalaam Dhaay oo ka hadlaya Shirarka Dalalka Islaamka ee Riyaad: "Heshiis Milatari, mid sirdoon, mid amni, mid siyaasadeed iyo mid dhaqaale oo aan ogolaasho ka haysan Dowlada Fadeeaalka ah dalka k**a shaqaynaayo haddii uu jirano waa sharci daro."
Itoobiya ayaa bilowday dhismaha Garoonka Diyaaradeed ee ugu weyn Afrika, kan oo laga bilayo magaalada Bishuftu oo koonfur-bari 45KM ka xigta caasimadda Addis Ababa.
Waxa lagu dhisayaa $12.5 bilyan oo doollar oo ka imanaysa Diyaaradda Itoobiya oo leh garoonka, Baanka Horumarinta Afrika, Yurub, Shiinaha & Mareykanka, wuxuu qaadi karaa ilaa 270 diyaaradood, halka sannadkii uu martigelin doono 110 milyan oo dad ah oo la mid ah dadka Itoobiya oo idil, sida uu sheegey Raysal wasaare Abiy.
Maxaa kalahaysta Soomaalida Maraykanka iyo ciidanka ICE, Isagoo hurda ayay kiciyeen, kadib maxaa kudhacay?
Fadeexad weyn