Al. Riyadh International School

Al. Riyadh International School

Share

Hoyga tacliinta asaasiga ah Al.Riyadh school

Photos from Al. Riyadh International School 's post 11/05/2026
Photos from Al. Riyadh International School 's post 09/04/2026

Sawiro Q.1 Ardaydii ugu saraysay Qur’aan ka
Exam ka bilkasta la qaado guulaysta.

06/02/2026
06/02/2026

waxaa markasta farxad noo ah ardaydu in ay naga dhaxasho miro wax ku ool ah, tani waa "Maryan iimaan Abdul" allaha xafido oo inoo fasireysa Suuratul Fatiha.

Photos from Al. Riyadh International School 's post 12/01/2026

الحمدُ للهِ ربِّ العالمين،
يسرّنا أن نُعلن أننا نُجري امتحان منتصف الفصل الدراسي لليوم الثالث.
نتمنّى لطلابنا دوام التوفيق والنجاح.

13/11/2025

Saaxiib ka ardayda.

06/11/2025

mudane/murwo waalid madooneysaa in ilmahaadu kuu bartaan Qur,an ka kariim ka, Higaadda,Matuunta iyo Maadigaba
fadlan nookeen ilmaha si,uu uhelo waxbarasha Tayaleh. ama
Nagala soo xiriir: 7 18 88 83 / 7 36 59 29 / 7 61 26 61

06/11/2025

mudane/murwo waalid madooneysaa in ilmahaadu kuu bartaan Qur,an ka kariim ka, Higaadda,Matuunta iyo Maadigaba
fadlan nookeen ilmaha si,uu uhelo waxbarasha Tayaleh.
Haday jawaab taadu haa tahay Nagala soo xiriir:
7 18 88 83 / 7 36 59 29 / 7 61 26 61

11/10/2025

Hadal jeedinta Mas,uul kamid ah asasayaashii JBA.

07/10/2025

السلام عليكم
mudane/marwo lasoco in Al-Riyadh school Bosaso
Uu kuu hayo waxbarasho loo hagar baxay

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Street 30
Bosaso
252