21/05/2022
AHLU JANAH
ASC WR WB walaalaha khayrka jecel page kan waxaa iska leh walaashiin HIBAAQ HALANE SAHAL. Yaa Ahlel kheyr Ku soo dhawaada page_keygan
21/05/2022
24/04/2022
03/04/2022
Nagu soo biir Macmiil😘
Ugu horeyn Ramadaan wanaagsan jaalayaal.
Marka xigta waxaan idinku wargalin 5-10 bishan i.A inaan Daahfuri doono Qeybtii kowaad Ee Wiilal/Gabdhaba.
Waxaanu idinku soo gaarsiin doona
Mii, Magaalo, iyo meelkastaad Joogtaanba.i.A
Wali Garab istaagiina waa inoo Dhiiragalin guuleysta😘
26/09/2021
Ukun+Yaanyo
Shakshuuko: Koonfur
Shuukeshuuke: Hargeysa
baan u aqaan😅
Adiga waxaad utaqaan Nala wadaag thnks All
Hibaaq Halane Sahal
24/06/2021
04/04/2021
Waa Casharkeenii 4aad Ee xifdinta 99 Magac Ee Alle❤️Ma Ceeb kaweyn baa jirto in 24saac maalintaada aad xifdin weydo 10 magac oo kamida magacyada Alle❤️misna sheegato inaad Janno doon tahay.
Fadlan ka faa'iideyso fursadan qaaliga lana wadaag asxaabtaada.
Mahadsanidiin🥰
Asc Aqyaarta sharafta leh kani Waa Casharkii 4aad Ee Xifdinta 99 magac Ee Alle❤️
Waxaa inoo harey 6 bari Qura,
Hadaba wllyaal Waxan idinku boorin Danteena iyo liibaanteena ay ku jirtaa inaan Xifdino,Kana faa'iideysano fursadaa qaaliga ah,
Waxaan kaloo idinka codsan inaad ila wadaagtaan Saad u aragtaan Hab gudbintaan, Waxan tixgalin doonaa fikirkiina suuban Guuleysta wllyaal.
Lasii Wadaag Asxaabtaada
MAHADSANIDIIN
Qalbitaajir💸
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
ZIPCODE
19/04/2022
16/04/2022
14/04/2022