Red Sea University جامعة البحر الأحمر

Red Sea University           جامعة البحر الأحمر

Share

RSU in its endeavour to nurture expertise acknowledges the important role of education in promoting economic, social and political growth.

Core values: The University's core values are: Integrity and honesty; Cooperation and leadership; Intellectual curiosity, and; Dedication and respect

05/06/2026

Ustaad Maxamed Bashiir Faarax (Bukhaari) oo kamid ahaa barayaasha ardaydoodu ku galayeen Xarunta Jaamacadda Badda Cas ayaa uga mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee ay u sameeyeen maamulka Jaamacadda Badda Cas.

05/06/2026

Siciid Maxamuud Cilmi oo ka mid ahaa kormeerayaashii Xarunta Jaamacadda Badda Cas ayaa ka mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee ay u sameeyeen maamulka Jaamacdda Badda Cas.

05/06/2026

Maxamed Cismaan Siciid oo ka mid ahaa kormeerayaashii Xarunta Jaamacadda Badda Cas ayaa ka mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee ay u sameeyeen maamulka Jaamacdda Badda Cas.

05/06/2026

Maamulaha Dugsiga Sare ee Biyo Kulule, Ustaad Cabdirashiid Axmed Yuusuf oo ka mid ahaa maamulayaasha ardaydoodu ku galayeen Xarunta Jaamacadda Badda Cas ayaa uga mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee ay u sameeyeen maamulka Jaamacdda Badda Cas.

05/06/2026

Ustaad Farxaan Cabdullaahi Warsame, Maamulaha Dugsiga sare ee Imaamu Shaafici oo ka mid ahaa maamulayaasha ardaydoodu ku galayeen Xarunta Jaamacadda Badda Cas ayaa ka mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee ay u sameeyeen maamulka Jaamacdda Badda Cas.

05/06/2026

Cabdicasiis Siciid Maxamed oo ka mid ahaa kormeerayaashii Xarunta Jaamacadda Badda Cas ayaa ka mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee ay u sameeyeen maamulka Jaamacdda Badda Cas.

05/06/2026

Qaar ka mid ah ardaydii Xarunta Jaamacadda Badda Cas ku galay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare ee DPL ayaa ka mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee loogu sameyey Jaamacadda.

05/06/2026

Guddoomiye-Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Jaamacadda Badda Cas, Mudane Cabdixakiim Maxamed Faarax, ayaa hambalyo u diray dhammaan ardayda soo gabagabeeyey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Waxa uu ku ammaanay ardayda dadaalkooda iyo anshaxa ay muujiyeen, isaga oo u rajeeyey guul iyo natiijooyin wanaagsan.

Sidoo kale, waxa uu uga mahadceliyey ardayda sida ay u ilaaliyeen deegaanka jaamacadda iyo goobihii ay imtixaannada ku galayeen. Waxa uu ku boorriyey inaysan marnaba ka daalin waxbarashada, ayna sii wadaan dadaalka iyo hayaanka aqooneed, maadaama aqoontu tahay furaha horumarka iyo waxa qofka u horseeda sumcad, sharaf iyo mustaqbal wanaagsan.

Photos from ‎Red Sea University           جامعة البحر الأحمر‎'s post 05/06/2026

Jaamacadda Badda Cas waxa ay sannadkii 4aad noqotay xarun ka mid ah xarumaha imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, waxana ay ahayd xaruntii ugu ballaaarnayd ee marti gelisa imtixaanka shahaadiga ah magaalada Boosaaso.

Hambalyo dhammaan ardayda dugsiga sare ee uu usoo idlaaday imtixaanku.

Photos from ‎Red Sea University           جامعة البحر الأحمر‎'s post 31/05/2026

Sawirro: Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland, Mudane Cabdulsalaam Cali Faarax oo uu weheliyo Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Boosaaso, Cabdullaahi Xasan Abshir ayaa kormeer ugu tagay ardayda imtixaanka shahaadiga ah ku galaya Xarunta Jaamacadda Badda Cas sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00