28/11/2025
Jumca Mubarak!
FOOF SCHOOL waxay idin rajeynaysaa Maalin Wanaagsan, kheyr iyo barako leh dhammaan bulshada Soomaaliyeed.
Ha ilaawin ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan waqtigan barakeysan.
Ilaahay ha naga dhigo kuwa waqtigooda ka faaβiideysta, camal wanaagsan la yimaada, kheyrkana ku dadaala.
π +252905921971
π foof.school
π² TikTok | Telegram | Facebook | YouTube
Mubaarak
16/11/2025
Future Starts With Skills.
Register for December Intake.
Bishan December, ha seegin fursadda aad ku baran karto xirfado cusub oo kuu horseedi kara mustaqbal ifaya.
Ku biir FOOF SCHOOL oo baro xirfado sida:
- Graphic Design
- Video Editing
- Dropshipping
- Qurβaan iyo xirfado kale oo faaβiido leh
Waxbarasho online ah, waqti aad doorato, meel kasta aad joogto.
Isku qor hadda!
foof.school
+252905921971
TikTok | Telegram | Facebook | YouTube
15/11/2025
Learn skills, change your life.
Haddii aad rabto isbeddel dhab ah noloshaada, waxa ugu horeeya ee aad u baahan tahay waa xirfad.
FOOF SCHOOL waxay ku baraysaa xirfado muhiim ah sida:
- Graphic Design
- Video Editing
- Dropshipping
- Qurβaan iyo xirfado kale
Barashadaadu waa online, waqtigaaga ayaad adigu dooran kartaa, meel kasta aad joogto.
Isdiiwaangeli maanta:
foof.school
+252905921971
10/10/2025
*π¬ Baro Video Editing adigoo Mobile-kaaga kaliya isticmaalaya!*
FOOF SCHOOL waxay kuu diyaarisay *CapCut Mobile Video Editing Course* loogu talagalay bilowga.
π Haddii aad jeceshahay inaad sameyso:
β TikTok videos
β YouTube Shorts
β Reels xirfad leh
β¦ama aad rabto inaad lacag ka sameyso xirfadda *video editing*, tani waa fursaddaada!
π± Kaliya waxaad u baahan tahay:
β Mobile wanaagsan
β App-ka CapCut
β Iyo rabitaanka inaad barato
π‘ Course-kan wuxuu kaa caawin doonaa inaad:
β Fahamto interface-ka CapCut
β Barato cut, trim, transitions, effects & more
β U diyaar garowdo xirfadle video editor ah
Ku bilow maanta!
https://foof.school/courses/mobile-video-editing-capcut/
Contact Us
π +252905921971
π foof.school
π² TikTok | Telegram | Facebook | YouTube
15/09/2025
β° FOOF SCHOOL - Waqtigu Waa Muhim!
Macallimiinow, haddii aad xirfad leedahay oo aad jeceshahay inaad dadka baro β FOOF SCHOOL waa fursaddaada!
Waxaan hadda u baahanahay macallimiin online ah oo kusoo gudbiya course-yadooda si loogu daabaco barxadda FOOF SCHOOL.
π‘ Maxaad bixin kartaa?
β Graphic Design
β Video Editing
β Motion Graphics
β Dropshipping
β Qurβaan
β Ama xirfad kale oo aad si fiican u taqaan!
π₯ Waxaad u baahan tahay:
β Maqal & muuqaal tayo leh
β Casharro nadiif u habeysan
β Inaad dadka si fudud wax ugu sheegi karto
U dir course-kaaga hadda!
Ha moogaan fursadda aad ku noqon karto qayb ka mid ah FOOF SCHOOL.
π +252 905 921 971
π foof.school
π² TikTok | Telegram | Facebook | YouTube
05/09/2025
Jumcaha Wanaagsan
Jumco wanaagsan dhammaan bahda FOOF SCHOOL iyo bulshada Soomaaliyeed!
Maalinta barakeysan ee Jumcaha waxaan idiin rajeynaynaa kheyr, farxad iyo ducooyin la aqbalo.
Ha moogaan fursadaha cibaadada iyo xasuusta Eebbe. Ilaahay ha ina waafajiyo camal wanaagsan iyo Cibaado uu raalli ka yahay.
π +252905921971
π foof.school
π² Raac boggayaga: TikTok | Telegram | Facebook | YouTube
30/08/2025
π£ FOOF SCHOOL β We Are Hiring!
Ma tahay qof si fiican u yaqaan Graphic Design?
Ma u leedahay khibrad waxbarista onlineka ah gaar ahaan Zoom?
Tani waa fursaddaadii!
FOOF SCHOOL waxay raadineysaa macallin khibrad leh oo bixin kara Graphic Design Course (Mobile & Desktop).
β
Waa inaad si xirfad leh ugu bari kartaa ardayda qaab online ah
β
Inaad taqaanoh Zoom meeting waa
Haddii aad xiiseyneyso inaad noqoto qayb ka mid ah team-ka barayaasha xirfada leh, *NALA SOO XIRIIR MAANTA!*
π² +252905921971
π foof.school
29/08/2025
Jumca kareem!
Dhamaan ardeyda iyo macalimiinta foof school .
28/08/2025
Hambalyo Aabo!
Waxaad wax ku baran kartaa ama aad dadka wax ku bari kartaa adigo joogah gurigaga waliba kaashanaya
Yaan lagaga Hormarin
27/08/2025
Hambalyo hooyo!
Waxaad wax ku baran kartaa ama aad dadka kale wax ku bari kartaa adigo joogah gurigaga waxana kuu fudeydinayah FOOF SCHOOL.
26/08/2025
Hambalyo Hambalyo!
Waxaanu u hambalyey neyna dhamaann ardeydi heshay natiijad fasalka 4aad ee dugsiga sareh kuna baastey.
Waxan sidoo kale bogadineyna dhamaan ardeyda anan ku baasin imtixamka, Una shegayna inay wali haystaan fursado ay ku baran karaa xirfado amase ay dib ugu noqon karaan Fasalkoodi si ay marka dambe u guuleystaan.
Hada baro ama bar adigi ka shanaya foof school
Https://foof.school