Puntland Technical Institute

Puntland Technical Institute

Share

Technical Institute

23/05/2026

Ardayda korontada ka barata mac-hadka farsamada gacanta Puntland ayaa soo gababeeyay tababar shaqo (Internship) oo muddo bil ah u socday kaasoo ay siisay shirkadda korontada Puntland ee PEPCO

Internship-kani wuxuu ka mid yahay safarka waxbarasho ee dhamaan ardayda mac-hadka PTI



24/04/2026

Ardayda Soolarka ka barata mac-hadka farsamada gacanta Puntland oo dhamaystay tababarkoodii shaqo (Internship) oo u socday muddo bil ah iyagoo ku qaatay Shirkadda korontada Puntland ee PEPCO.
Ardaydu waxay qeyb libaax leh ka qaateen dhigista ilaa 2500 oo panel oo soolar ah.

Photos from Puntland Technical Institute 's post 03/04/2026

SAWIRRO: Ardayda barata xirfadda korontada oo qaadanaya layli gacmeedkooda maalinlaha ah.

18/03/2026

Ardayda korontada, soolarka iyo farsamada mobilada ka barata mac-hadka farsamada gacanta ee Puntland oo qaadanaya layli gacmeedkooda maalinlaha ah.

31/12/2025

Ardayda barata xirfadda rakibaadda soolarka (Solar Installation) oo qaadanaya layli gacmeedkooda maalinlaha ah.

26/12/2025

Ardayda barata farsamada Mobilada (Mobile Repairing) oo qaadanaya layli gacmeedkooda maalinlaha ah.

13/12/2025

Mac-hadka farsamada gacanta Puntland oo bilaabay diiwaangelinta dufcadda 2aad ee Sanad waxbarasheedka 2025-2026.
Diiwaangelintu waxay ka socotaa xarunta mac-hadka oo ku taal aaga Cusbitaalka Manhal.
Ama la xiriir xafiiska diiwaangelinta mac-hadka.
+252907427788


Puntland Technical Institute Technical Institute

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Bosaso-Puntland-
Bosaso