Safa Primary & Intermediate School Bosaso

Safa Primary & Intermediate School Bosaso

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safa Primary & Intermediate School Bosaso, School, Bosaso, Bosaso.

Photos from Safa Primary & Intermediate School Bosaso's post 01/04/2026

Maanta 1-04-2026 waxaan Booqasho wacyi-galin iyo adeeg caafimaad noogu yimid
Ardayda kuliyadda Ilkaha ee Jaamacadda bariga Afrika, gaar ahaan semester ka 10-aad iyo semeterka- 6aad ayagoo booqashadooda wacyi galin iyo adeegyada caafimaad nasoo gaarsiiyey
waxaan si qurux badan usoo dhaweynay ardaydaas aadka u qiimaha badan
school-ka Hoose-dhexe ee SAFAA PRIMARY SCHOOL ee magaalada Bosaaso
Halkaas oo ilmaha yar ee dugsiga hoose loogu fidiyey adeegyo caafimaadka afka iyo ilkaha oo ay kamid ahaayeen
1.Buuxinta ku meel gaarka ah ee ilkaha caana- nuuggaa [ primary teeth]
2. Marinta daawada Fluoride ka ee ilkaha xoojisa
3. Casharro wacyi-galin ah oo ku saabsan nadaafadda afka iyo ilaalinta ilkaha.

waxaa halka uga mahad celinaynaa dhamaan bahda wax barashada Jaamacada East Africa University gaar ahaan kuliyadda Dendistry ee ardayda semester 10 iyo semester 6

17/02/2026

Ramadaan Mubaarak All Muslims

15/02/2026

Sabti 14/2/2026
Ardaydii kaalmaha h**e ka galay Safa Primary & Intermediate School.
Waxaan idiin rajeynaynaa dadaal intaas ka badan iyo inaad noloshiina horumar fiican ka gaartaan insha allah

Photos from Safa Primary & Intermediate School Bosaso's post 19/12/2024

Ardayda quruxda badan ee school Safa oo ay daraasadu si habsami leh ugu socoto

Waxaa insha allah mardhow inoo bilow manaya imtixaanki Term-ka waxaan rajeynaynaa inuu Allah caafimaad nagu gaarsiiyo ardayda quruxda badana inu alle mustaqbal ifaya siiyo kuwii aduun iyo aakhiro guuleysta alle haka yeelo.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Bosaso
Bosaso