ROYAL University Somalia
UNLEASH YOUR BRILLIANCE, EMBRACE EDUCATION
15/01/2026
π ROYAL UNIVERSITY
π₯ Diploma Hospital Management
Ma doonaysaa inaad noqoto qof xirfad u leh maamulka isbitaalka & xarumaha caafimaadka?
Royal University waxay kuu soo bandhigaysaa fursad gaar ah oo aad ku baran karto:
βοΈ Maamulka Isbitaalka
βοΈ Maaraynta shaqaalaha caafimaadka
βοΈ Qorsheynta & nidaamka adeegyada caafimaadka
βοΈ Maamulka NGO-yada caafimaadka
βοΈ Clinic & Health Center management
β³ Muddada: 3 Bilood
π₯οΈ Habka: Online ama Class (Offline)
π― Ku habboon:
β’ Shaqaale caafimaad
β’ Arday
β’ Maamulayaal
β’ Qof kasta oo raba inuu ka shaqeeyo isbitaal ama NGO
π² Isdiiwaangeli hadda:
WhatsApp:
π +252 906 158473
π +252 907 180055
Ha lumin fursadan qiimaha badan β Bilow mustaqbalkaaga maanta!
π FURSAD WAXBARASHO OO BILAASH AH β 2026
Jaamacadda Royal waxay ku faraxsan tahay inay ku siiso
3 Diploma oo bilaash ah oo aad ku baran karto hab ONLINE meel kasta oo aad joogto! π
π Diploma-yada la bixinayo waa:
β
Diploma IT (Computer & Technology)
β
Diploma Clinical Pharmacy (Barashada Daawooyinka)
β
Diploma Psychology (Cilmi-nafsiga)
β³ Fursaddan waa xaddidan
Ha seegin! Ku bilow mustaqbalkaaga maanta π
π² Isdiiwaangeli hadda:
WhatsApp: +252 906 158 473
π WAR FARXAD LEH!
Royal University β Qaybta Xirfadaha
waxay ku dhawaaqday Discount weyn oo gaaraya 50% π
Waxaa lagu sameeyay 3 xirfadood oo suuqa shaqada aad loogu baahanyahay:
π₯ Basic Computer
π¨ Graphic Design
π¬ Video Editing
Xirfadahan waxay kuu furi doonaan:
β
Fursado shaqo gudaha & online
β
Il dakhli joogto ah
β
Mustaqbal xirfadeed oo adag
β³ Fursaddan waa mid xadidan
Ma aha waxbarasho caadi ah β waa tallaabada ugu horreysa ee guushaada.
π² Is-diiwaangeli hadda
WhatsApp: 0906158473
π§ Ma rabtaa inaad fahanto sida maskaxda biniβaadamku u shaqeyso?
Ma doonaysaa inaad ogaato sababta dadka u fikiraan, u xanaaqaan, u jeclaadaan, ama u niyad jabaan?
π Royal University Somalia
waxay kuu soo bandhigaysaa:
β¨ Diploma in Psychology β 1 sano
Barnaamijkan wuxuu kuu furi doonaa:
β Fahamka naftaada
β Fahamka dabeecadaha dadka
β Sida loola tacaalo walbahaarka, niyad-jabka & xanuunnada maskaxda
β Sida loo caawiyo qof kasta oo dhibaato
maskaxeed qaba
π¨βπ« Haddii aad tahay:
Macallin
Dhakhtar
Arday
Ama qof bulshada u adeegaya
β‘ Psychology waa hubkaaga ugu weyn
π Ha seegin fursaddan aad nolosha dadka ku beddeli karto adigoo fahmaya maskaxdooda.
π² Isdiiwaangeli maanta
WhatsApp: +252 90 615 8473
π Diploma in Psychology β Royal University Somalia
Ku dhis mustaqbal faham, xirfad & saameyn.
09/01/2026
βMa doonaysaa in 2026 uu noqdo sanadkii aad xirfad dhab ah yeelan lahayd?
Sanadkii aad shaqo heli lahaydβ¦ ama adiga ganacsi bilaabi lahayd?β
βDigital Solution iyo Royal University of Somalia
waxay si rasmi ah u midoobeen
si ay dhalinyarada Soomaaliyeed u siiyaan
xirfadaha casriga ah ee suuqa shaqadu maanta u baahan yahay.β
π Waxaad baranaysaa:
π¬ Video Editing
π¨ Graphic Design
π± Digital Marketing
π» Basic Computer Skills
βKuwaas ma aha aragti keliya β waa xirfado aad lacag ku kasban karto.β
π₯ War Weyn!
βSi loogu dabaaldego Sanadka Cusub 2026,
waxaan bixinaynaa 50% DISCOUNT
oo loogu talagalay 100 arday oo kaliya.β
β³ βMarka boosasku buuxsamaan, fursaddu way xirmaysaa.β
mustaqbal ka wanaagsan,
haddii aad rabto xirfad dunidu qiimeyso,
haddii aad rabto inaad ka baxdo shaqo laβaantaβ¦
π Dooro Digital Solution Γ Royal University of Somalia.β
π βIsdiiwaangeli maanta β
ha sugin berrito.β whats app number +252906158473
π βMustaqbalkaaga halkaan ayuu ka bilaabmaa.β
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Bosaso