East Africa University Department Of Dentistry

East Africa University Department Of Dentistry

Share

jamacada Bariga Afrika qaybta Afka iyo ilkaha (Dentistry ) Main campus, Bosaso, Somalia

Photos from East Africa University Department Of Dentistry's post 27/01/2026

Waxay noo ahayd sharaf wayn Inaa adeeg caafimaad oo bilaash kasoo fulinay gobol sanaag gaar ahaan dagmada hadaaftimo halkaas aan ugu shaqaynay dad dhan labo boqol iyo siyaado iyo cases gaaraya 370 case.
Waxaa kaloo sharaf noo ahayd inaa soo booqano jaamacada ummada somaliyeed faraceeda badhan.

16/01/2026

Day 6 hadaaftimo

Photos from East Africa University Department Of Dentistry's post 14/01/2026

Maalintii ay bisha ahayd 14 ka bisha 1'aad 2026, ardayda Kuliyadda Ilkaha ee Jaamacadda Bariga Africa gaar ahaan qeyb kamidah ardayda Semester ka 9'aad iyo barayaasha kuliyada ayaa casharro wacyi galin ah iyo shaqada bilaash ka ah ay kuliyada kan fulinayso MCH ka magaalada Lagu bixinayo daabuurka iyo fasallada dugsiga sare ee hadaaftimo secondry School ee Magaalada hadaaftimo.

.

14/01/2026

Hadaaftimo...

Photos from East Africa University Department Of Dentistry's post 13/01/2026

Hadaaftimo iyo shaqada maalintii 3'aad,
Safarka gaarsiinta adeegyada caafimaadka afka iyo Ilkaha ee Kuliyadda Ilkaha Ee Jaamacadda Bariga Afrika .
maalintii 3''aad ayuu adeeggaan sitoos ooga socdaa magaalada hadaaftimo ee Gobolka Sanaag. Waxaa maanta ushaqeenay dad gaaraya 40 qof .

Adeegyada bulshada sida bilaash kaa loogu fidinayo waxaa kamidah
1. Latalin guud
2. Buuxin
3. Saaris
4. Nadiifinta
5.xanuun bakhtiin
East Africa University Department Of Dentistry

Photos from East Africa University's post 13/01/2026
Photos from East Africa University Department Of Dentistry's post 12/01/2026

Hadaaftimo iyo shaqada maalintii 2'aad,
Safarka gaarsiinta adeegyada caafimaadka afka iyo Ilkaha ee Kuliyadda Ilkaha Ee Jaamacadda Bariga Afrika .
maalintii 2''aad ayuu adeeggaan sitoos ooga socdaa magaalada hadaaftimo ee Gobolka Sanaag.
Adeegyada bulshada sida bilaash kaa loogu fidinayo waxaa kamidah
1. Latalin guud
2. Buuxin
3. Saaris
4. Nadiifinta
5.xanuun bakhtiin
East Africa University Department Of Dentistry

Photos from East Africa University Department Of Dentistry's post 27/12/2025

Maalin Jimce ah December 26,2025 qeybo kamidah ardayda tababarka ku jira (Clinic 1)ama semester 7 iyo qaar kamidah barayaasha kuliyadda oo shaqo caawin bulshada ah kawaday degmada karin iyo yalho).
shaqadaan oo si isxilqaan ah ardayda iyo macaliimiinta kuliyaddu u fulinayaan ayaa si bilaash ah dadka deegaankaas loogu gudbinayaa Adeegyada caafimaadka afka iyo Ilkaha , adeegaan dadka waaweyn iyo Ilmaha Yar yar ba ka faaideysanayaan, kaas oo muddo 2 maalmood soconaya ayey jimcahii aheyd maalintiisii 2aad. Waxaa ka faaidaystay dad ku dhaw 80 qof oo isugu jiray dad wayn iyo ilmaba.

26/12/2025

Soo dhawayntii maanta iyo yalho oo ardada kuli yada afka iyo ilkaha ee semester 7 ay tageen say Shaqooyin free ah uga soo qabtaan dadka degaanka yalhada sare iyo tan hoose.

Gudoomiye guud ee kuliyada afka iyo ilkaha gud:abdirizak

26/12/2025

Kalmadii hormuud kuliyada afka iyo ilkaha iyo soo dhawayntoodii degaanka yalho oo ardada semester 8 aad ay mudo 2 bari ah Shaqooyin tabarucaada kaqabanayeen.

Photos from East Africa University Department Of Dentistry's post 14/12/2025

Maalintii ay bisha ahayd 12 ka bisha 12'aad 2025, ardayda Kuliyadda Ilkaha ee Jaamacadda Bariga Africa gaar ahaan qeyb kamidah ardayda Semester ka 9'aad iyo barayaasha kuliyada ayaa casharro wacyi galin ah iyo shaqada bilaash ka ah ay kuliyada fuliso SI maalin Le ah ku bixiyey daabuurka iyo fasallada dugsiga sare ee Bandar Qasim secondry School ee Magaalada Bosaso.

.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Bosaso