14/05/2026
๐ธ๐๐๐ ๐๐๐๐๐
๐๐ ๐๐๐
๐๐๐
๐ ๐ฒ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐-๐๐ ๐๐ ๐ผ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐-๐๐ ๐๐๐ ๐ด๐๐บ๐ธ๐ณ, ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐-๐๐๐
๐, ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐. ๐ป๐
Ardayda dhamaysatay tababarkan ayaa maanta la guddoonsiiyey shahaadooyin lagu maamuusayo dadaalkooda iyo guusha ay gaadheen. ๐๐
Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda ka faaโiidaysatay koorsadan, waxaana u rajaynaynaa horumar iyo guulo kale oo dhinaca tiknoolajiyadda ah.
10/05/2026
|| Ardayda kuliyada medicne and surgery oo examkii u danbeeye galay
05/05/2026
||Ardayda Kulliyadda Computer-ka ee University of Bosaso ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyey tababar socday muddo labo bilood ah oo ay ku baranayeen isticmaalka software-ka xisaabaadka ee QuickBooks. Tababarkan ayaa ardayda ku qalabeeyey xirfado muhiim ah oo la xiriira maamulka maaliyadda, diyaarinta warbixinaha xisaabaadka, iyo habaynta xogaha ganacsiga casriga ah.
Sidoo kale, munaasabadda gabagabada tababarka ayaa ardaydu ku maamuuseen maamulka jaamacadda iyo macallimiintii tababarka bixisay, iyagoo uga mahadceliyey dadaalka, waqtiga iyo aqoonta ay la wadaageen intii uu tababarku socday.
Hambalyo dhammaan ardaydii dadaalka muujisay iyo macallimiintii tababarka bixisay. Waxaan u rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo inay xirfadahan uga faaโiideeyaan shaqooyinkooda iyo horumarka bulshada.
05/05/2026
|| ๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐
๐ข๐ฌ๐ญ ๐๐ข๐ ( ๐ ๐๐ซ ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐ก)๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ซ๐ค ๐ฌ๐๐ฆ ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฑ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ฅ๐๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ.
๐๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐๐๐ง ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐๐ฒ ๐ก๐๐ฅ๐๐๐ง ๐ก๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐๐ฅ๐๐๐ฅ ๐๐ก ๐ฌ๐ข๐๐ ๐ช๐จ๐๐ค๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฒ๐๐๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐๐ง ๐๐ฒ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ซ ๐
๐๐๐ฎ๐ฆ๐จ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข.
29/04/2026
: University Of Bosaso 1:1 East Africa University || Koobka Jaamacaddaha Magaalada Bosaso.
29/04/2026
Jaamacadda Bosaso waxay si weyn ugu faraxsan tahay una hambalyaynaysaa 24kii arday ee kamidka noqday 30ka Arday ee ku guulaysatay imtixaankii ay qaaday hayโadda WFP, kaas oo si wadajir ah looga qaaday ardaydii soo codsatay oo kasocotay jaamacadaha kaladuwan.
29/04/2026
Annaga iyo saaxiibadeen iyo galabta oo Arbaca Ah
27/04/2026
|| ๐พ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐-๐
๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ด๐๐
๐๐-๐๐ ๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐, ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐โ๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐.
Munaasabadda gabagabada ayaa lagu guddoonsiiyay shahaado sharaf ardaydii si guul leh u dhamaysatay tababarka, iyagoo muujiyay dadaal, karti iyo horumar muuqda intii uu socday barnaamijku.
Tababarkan ayaa door weyn ka qaatay kor u qaadista xirfadaha ardayda ee dhinacyada sawir-qaadista iyo duubista muuqaalada, taas oo ka caawin doonta mustaqbalkooda waxbarasho iyo shaqo.
๐ Hambalyo dhammaan ardaydii dhamaysatay tababarka, waxaana rajaynaynaa inay aqoontan ka faaโiideystaan.
23/04/2026
Ardayda kuliyada social work oo field practical booqasho ah ku tegay Hayโada Muhaajiriinta Puntland ee Migration Response Center MRC Bosaso wxaa kusoo dhooweyay Madaxa xafiiska Abdirisak Abdullahi Jama oo uga warbixiyay qaabka loo caawiyo dadka muhaajirinta ah qaxootiga iyo magangalyo doonka iyo services ka lasiiyo sido kale waxay qaateen training ku saabsan Force migration, Human trafficking iyo GBV sido kale waxay arkeen qaabka shaqadu u socoto iyo tools ka la adeegsado.
19/04/2026
Ardey ka socotey jaamacadda Bosaso gaar ahaan kuliyada Maamulka iyo ganacsiga sem ka 2 aad ayaa tababar maalin socdey u aadey Amal Bank. Tababarkaas oo ku saabsanaa hab Qancinta macaamiisha.
Intii tababarka uu soccdey ardeyda waxaa ay heleen sma ay qaateen practical.
19/04/2026
Ardayda Kulliyadda Cilmiga Computer-ka ee Jaamacadda Boosaaso ayaa ka qayb galay tababar muhiim ah oo ku saabsan gargaarka degdegga ah, kaas oo diiradda lagu saaray badqabka qofka iyo qoyska. Tababarkan waxaa bixiyey dhakhaatiir ka socday bahda waxbarashada iyo caafimaadka, Dr. Mahamud Salah iyo Dr. Jaamac Axmed Cali, iyadoo uu si rasmi ah u furay Hormuudka Kulliyadda Eng. Aidid.
Intii uu socday tababarka, ardaydu waxay barteen talooyin caafimaad, fahamka iyo wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah, habka duritaanka, faya-dhowrka, iyo taxadarka muhiimka ah. Tani waxay ka caawisay ardayda inay helaan xirfado wax ku ool ah oo ay ku badbaadin karaan nafta xaaladaha degdegga ah.
Jaamacadda Boosaaso waxaa mar walba ka goโan kor u qaadista xirfadda iyo aqoonta ardayda, iyada oo bixisa tababaro iyo fursado waxbarasho oo tayo leh.