02/06/2026
Q3aad: Xafladda Qalin jabinta dufcaddii 12aad
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sooyaal Institute, Education, Near Golis Telecom, Bosaso.
BACKGROUND:
“SOOYAAL INSTITUTE” was established in September 2014 as one of Puntland-Somalia leading institutions of community development,unite the knowledge and experiences of its founders, which all graduated from different universities. OUR VISION:
Strive to be a centre of excellence of regional and international repute, building synergies between knowledge, education, research and entrepreneu
02/06/2026
Q3aad: Xafladda Qalin jabinta dufcaddii 12aad
02/06/2026
Q2aad: Xafladda Qalin jabinta dufcaddii 12aad
22/05/2026
Q1aad: Xafladda Qalin jabinta dufcaddii 12aad
28/02/2026
Fursad qaalli ah oo uu Machadku ugu talagalay Bulshada Bossaso, Fadliga Bisha Ramadan awgeed
📞 Wac / WhatsApp: 907715814.
19/02/2026
Fursad Muhiim ah:
la wadaag asxaabtaada.
19/02/2026
Ramadan Mubarak
ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha bishan, fadligeedana rabbi ha ina waafajiyo.
& -up
Practical Session
06/02/2026
BOSASO: Machadka Sooyaal Institute wuxuu Berri oo sabtida ah 07-02-2026.
bilaabaya fasallo cusub oo lagu baranayo xirfadda Crochet, taas oo ah tolidda dharka iyadoo la adeegsanayo dun iyo cirbad.
Fursaddan waa mid ku habboon qof kasta oo daneynaya barashada xirfad wax-soo-saar leh.
Wixii faahfaahin dheeraad ah:
Booqo Machadka Sooyaal Institute
📞 Wac ama WhatsApp:
907715814 – 907791507 – 7673685
06/02/2026
FURSAD MUHIIM AH:
31/01/2026
Waa muuqaal muujinaya Practical aay sameenayaan ardayda Qeeybta Barashada Cillaanka & Make-up-ka, gaar ahaan ardayda bisha 1aad bilaabay
Kuso biir , oo baro xirfad nolashaada anfacda.