Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis
Fasax Maalinta Beri Ah Aradayda iyo
Waalidiinta Ceel-daahir primary and inter mediate school waxaa la ogaysinayaa In Maalinta Beri ah Uu Fasax yahay iskuulku, laguna so Laabanayo malinta Talaadada ah insha Allah.
Ceel-daahir Primary And inter mediate school.
kuso dhawow Ceel-daahir primary school.
INALILAAHI WA INA ILAAHEY RAAJICUUN.
macalimiinta iyo Ardeyda dugsiga Hoose dhexe ee Ceeldaahir primary school waxay u tacsiyeynayaan Geereridii kutimi Alle ha u naxaristee maamulihii dugsiga hoose dhexe ee ceeldaahir Faarax Maxamed Xasan.
Waxaanu si gaar ah ugu tacsiyeynaynaa Dhamaan Qoyskiisii Gaar ahaan Xaaskiisii iyo Caruurtiisa in ilaahey samir iyo iimaan ka siiyo Asagan naxariisti janno alle ka waraabiyo.
28/10/2025
MONTHLY Examination DAY 3 .
28/10/2025
We wish you all Success .
09/10/2025
Weakly Exam.
Class 8
2025-2026
9-10-2026
22/08/2025
Ceel-daahir Primary And inter mediate school.
Ogaysiis.
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Ardeyda iyo waalidiinta dugsiga Hoose dhexe ee ceeldaahir in duruusta sanad dugsiyeedka 2025 - 2026 ay bilaaban doonaan maalinta Arbacda ah bishuna tahay 20 - 08- 2025.
Wabilahi Taawfiiq.
24/05/2025
Maamulka iyo Macalimiinta Ceel-daahir Primary waxay Guul u rajaynayaan Allena uga Baryin Inay Natiijo Fiican Keenaan Dhamaan Aradayda Maanta u fariisay imtixaanka shahaadiga ah Gaar ahaan Aradayda Ceel-daahir Primary And inter mediate school.
Ceel-daahir Primary And inter mediate school.
09/05/2025
Ceel-daahir Primary And inter mediate school.
05/05/2025
Jadwalka Imtixaanka shahaadiga ah Ee fasalka 8aad
Barnaajimka subaxnimo Ceel-daahir Primary And inter mediate school.
01/04/2025
Bright future.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Bosaso
252097844766