01/09/2026
Ogeysiis
Maamulka Iskuulka Al-Ridwaan wuxuu waalidiinta iyo dadwaynaha sharafta leh ku wargelinayaa:
1. In iskuulku furan yahay, oo waxbarashadi sannad dugsiyeedku bilaabanayso.
2. Sidoo kale, ay socoto qabashada iyo diiwaangelinta ardayda cusub, kana socoto labada qaybood ee iskuulka oo ku yaal xaafadda Ridwaan (26-ka Juun).
Iskuulku wuxuu waalidiinta ku wargelinayaa in raacayo habraaha lebiska midaysan ee wasaaradda waxbarashada Puntland.
Wixi faahfaahin ah kala xiriir 7716878
Mahadsanidiin