Faseex institute Technology

Call Website Contact the school

Faseex institute Technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faseex institute Technology, Educational Research Center, Rowda, Bosaso.

Ku soo biir Xarunta Technology iyo Dhaqaalaha ee Faseex.com πŸŒπŸ’‘
Baro xirfadihii ugu casrisanaa ee 2026 si aad mustaqbalkaaga u hormariso! πŸš€βœ¨
Hadda bilow safarkaaga guusha!

18/09/2026

AI MA RABTAA INAAD SI PRACTICAL AH U BARATO?

Ma rabtaa inaad AI si dhab ah u barato, xitaa haddii aadan h**e u aqoon?

βœ… Prompt Engineering
βœ… AI Writing & Content Creation
βœ… AI Image Generation
βœ… AI Video Creation
βœ… Ads & Marketing Content

πŸ“… 3 Maalmood
πŸ’» Live Google Meet
⏰ 1 Saac Maalin Kasta
πŸ’° Isdiiwaangelin: Kaliya $2
πŸŽ“ Certificate
πŸ“± Telegram

Tababar AI Creative Diiwaangelin $2Faseex Institute wuxuu kuu diyaariyey TABABAR AI CREATIVE & PROMPT ENGINEERING Tababa...
16/09/2026

Tababar AI Creative Diiwaangelin $2

Faseex Institute wuxuu kuu diyaariyey TABABAR AI CREATIVE & PROMPT ENGINEERING Tababar practical ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto isticmaalka AI si xirfad leh.

12/09/2026

TABABAR AI CREATIVE & PROMPT ENGINEERING

Ma rabtaa inaad barato sida AI loogu sameeyo qoraallo, sawirro, xayeysiisyo iyo Commercial Videos?

πŸ”₯3 MAALMOOD oo LIVE ah waxaad ku baranaysaa:
βœ… Prompt Engineering
βœ… AI Content Creation
βœ… AI Image Creation
βœ… AI Video & Commercial Promotion
βœ… AI Tools casri ah
βœ… Content Marketing & SalesπŸŽ“ Certificate

Diiwaangelintu waa KELIYA $2
πŸ“…Bilaabashada: 23 September 2026
⚠ Arday kooban ayaa la qaadanayaa!

πŸ“²WhatsApp noogu soo dir β€œAI” si aad isu diiwaangeliso.

πŸŽ“BARO XIRFADAHA MUSTAQBALKA rabtaa inaad barato xirfado maanta suuqa shaqada si weyn looga baahan yahay? Faseex Institut...
10/09/2026

πŸŽ“BARO XIRFADAHA MUSTAQBALKA

rabtaa inaad barato xirfado maanta suuqa shaqada si weyn looga baahan yahay?
Faseex Institute waxay kuu diyaarisay koorsooyin casri ah oo kaa caawinaya inaad dhisto xirfado dhab ah oo shaqo iyo ganacsi lagu isticmaali karo.πŸ”₯

Koorsooyinka
πŸ€– AI & Automation
✍ AI Prompt Engineering
🎬 AI Video Content Creation
πŸ’» AI Agent Coding
πŸ€– n8n AI Agent Development
πŸ›’ Advanced E-Commerce
πŸ“š QuickBooks
🌐 Networking
πŸ–₯ microsoft office
πŸ–₯ Windows 10

πŸŽ“ Certificate ayaa la bixiyaa🌐 Online Learning
WhatsApp: 252610658515
🌍 www.faseex.com

🚨FURSAD GAAR AH! 30% DHIMIS🚨🎁10-ka qof ee ugu horreeya ee isdiiwaangeliya waxay helayaan 30% DHIMISMa rabtaa inaad barat...
29/08/2026

🚨FURSAD GAAR AH! 30% DHIMIS🚨

🎁10-ka qof ee ugu horreeya ee isdiiwaangeliya waxay helayaan 30% DHIMIS

Ma rabtaa inaad barato xirfadda mustaqbalka?
Baro AI Automation oo ku baro sida AI loogu isticmaalo shaqooyinka, ganacsiga iyo automation-ka

πŸ“… Bilowga: September 2026
πŸŽ“ Diiwaangelinta Ardayda Cusub: Way Furan Tahay
πŸ”₯ 10-ka qof ee ugu horreeya: 30% DHIMIS

🌐 Website: www.faseex.com

AI BAR SIDA UU KUUGU SHAQEEYOMa rabtaa inaad waqtigaaga ku bixiso shaqooyin soo noqnoqda?Mise waxaad rabtaa in AI uu sha...
29/08/2026

AI BAR SIDA UU KUUGU SHAQEEYO

Ma rabtaa inaad waqtigaaga ku bixiso shaqooyin soo noqnoqda?
Mise waxaad rabtaa in AI uu shaqadaas adiga kuu qabto?

πŸ”₯AI Automation wuxuu kuu oggolaanayaa inaad:
βœ… Shaqooyin otomaatig ka dhigto
βœ… Waqti iyo dadaal badbaadiso
βœ… AI ku xirto apps iyo tools kala duwan
βœ… Dhisto systems adiga kuu shaqeeya 24/7

24/08/2026

AI AUTOMSTION 4 COURSE

Baro Prompt Engineering FREEπŸ”₯Ma rabtaa inaad Al si xirfad leh uga hesho natiijooyin fiican?Baro Prompt Engineering şi FR...
21/08/2026

Baro Prompt Engineering FREEπŸ”₯

Ma rabtaa inaad Al si xirfad leh uga hesho natiijooyin fiican?

Baro Prompt Engineering şi FREE ah bilow maanta, kobci xirfaddaada, kana faa'iidayso awoodda Al.

Ha daawan Al oo keliya baro sida loo maamulo

19/08/2026

Mastering Ai Automation Courses 4

QuickBooks Course Af Soomaali | Baro Accounting & Maamulka MaaliyaddaBaro QuickBooks Af Soomaali oo si xirfad leh u maam...
17/08/2026

QuickBooks Course Af Soomaali | Baro Accounting & Maamulka Maaliyadda

Baro QuickBooks Af Soomaali oo si xirfad leh u maamul xisaabaadka ganacsigaaga!

Ma rabtaa inaad barato sida QuickBooks loogu sameeyo Accounting, Income, Expenses, Invoices iyo Financial Reports? πŸš€

πŸ“š Waxaad ku baranaysaa:

βœ… QuickBooks
βœ… Company Setup
βœ… Income & Expenses
βœ… Invoices
βœ… Customers & Suppliers
βœ… Bank Transactions
βœ… Accounts & Transactions
βœ… Financial Reports
βœ… Payroll Basics
βœ… Practical Accounting

🎯 Ujeeddadu waa inaad Af Soomaali ku barato QuickBooks, si aad u maamusho xisaabaadka iyo dhaqaalaha ganacsi si fudud oo nidaamsan.

Address

Rowda
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faseex institute Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Faseex institute Technology:

Shortcuts

Share