Bal kawaran haddii sidaan ay kugu dhacdo yaab! Horumarka gaaladu waa lacnad.
Sayax Ideas
Sayax ideas ugu imow xogo iyo xog ogaalnimo
Taariikhaad iyo dhiirigelin tixgelin iyo tusmayn
Maxay diintu kaqabtaa dabaaldega 14 febraury maalinta jacaylka
Sh.mustafe x.ismaciil
Qiso cajìiba!! Faa,iidada ay sadaqadu leedahay
Sh.saalax macallin cabdillaahi
10ka wadan ee africa ugu xeebaha/badaha yar.
10ka wadan ee qaarada africa ugu dhulka weyn
Maxkamadaynta south africa ee yahuuda ay kaga furtay heeg.
Asalka magacyada wadamada bariga africa?
Waa maxay farqiga udhexeeya Rasuul iyo nebi?
Africa waxbadan ka,ogow qaarada africa.
Waxyaabaha cadeynaya in Itoobiya dhabka tahay in xoog ku qaadato dhulka sooomaaliyeed ee aanay keliya rabid deked waxa cadaynaya
1.in maanta lataliyaha amniga qaranka dalkaas uu hada hadlay oo cadaadis iyo guuxa ka yimi shacabka soomaaliyeed iyo dowladooda saamaysay sida laga dareemayo wareysiga hadana kamalabalabayn in uu wax cadeysto
1. Lix maalin kadib oo maanta la taliyaha amniga ee abiy uu sheegay qodobo xasaasiya
In uu lughaya iyo dhulka raacsan ilaa iyo xuduud beenaadka an laleenahay ay dhahaan waan kiraysanaynaa heshiisna madhicin ee is afgarad ayaa dhacay uu dhoho
2.iyo inay aqoonsadaan somaliland oo aanay rabin taasna waxa cadayna in uu yiri dhulka marka nalasiiyo kadib ayaan aqoonsanaynaa
3. Iyo in ay degaamaystaan dhulkaas oo ay rabaan waayo jidtareen iyo laami ayaan saaray naa ayuu yiri ogow dhulkaas inay igayu deegaamaysan karaan waayo inta lakireeyay ayay kujiraan.
4.in uu yiri dhulku waa uu kabadan karaa 20kaas km sidoo kale waqtiga 99 sano ayaan jeclaan lahayn inaanka dhigano.
5. Ogow 20km oo lasheegayo waa balac oo keliya dhererka oo ah xeebta ilaa iyo xuduudku intee noqon karaa ayay kula tahay.
6. Sababta lughaya loogu bedelay Saylac waxay tahay saamayn taariikheed iyo damacoodii soo jireenka,ahaa ee qabsashada saylac oo ay isleeyihiin yaanu idin samayn waana sababta uu gadaal ugaga daray dhulku intaas wuu kabadan karaa oo xataa Saylac waa kula heeshiinkarnaa oo qarsoon weeye.
HADABA WAXAA XAQIIQO AH IN DHULKA SOOMAALIYEED OO DHAN LAQABSAN DOONO MAR HADDII DHULKAAS AYQABSADAAN.
MAAMULADA DALKA KATALIYA IYO TAN XAMARNA UMA EEKA KU DALKAAN DIFAACI KARAA.
HADII SIDAN SII AHAANONA WAA HALIS WEYN.
EE SOOMAALIYEY TOOSO
ISKU TIIRSANAADA WELIGIIN.
Sayax Ideas fadlan nasoo follow garee
Xikmado noloshaada ku anfici doona
17/12/2023
Degelkani waa waa bogga rasmiga ah ee SAYAX IDEAS
Waxaad kala soconaynaysaa macluumaadyo kala duwan kuwaas oo kor uqaadaya garaadka bulshada iyo horu marinta horimarinta
Click here to claim your Sponsored Listing.