Bosaso Public Primary School

Bosaso Public Primary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bosaso Public Primary School, School, Laanta hawada, Bosaso.

02/04/2026

Bahda Bosaso Public Primary School waxay hambalyo u direysaa dugsiga sare ee Bosaso Public Secondary School maamulkiisa, macallimiintiisa iyo ardeydiisa oo ku guuleystay tartankii bisha Ramadan ee Anfac iyo Aqoon.
Waxaan leenahay hambalyo si gaara ardeydii ku metelayey barnaamijka Anfac iyo Aqoon waxaan leenahay waxaad soo hoyseen guul la idinka sugaayey.

Photos from Bosaso Public Primary School's post 06/02/2026

Qaybta 2aad.
Sawirro
Bosaso Public Primary School

Photos from Bosaso Public Primary School's post 06/02/2026

Khamiis,11/12/2025.
Xafladda Abaal marinta iyo dhiirri-gelinta Ardayda.

Waxaa Saaka ka Qabsoomaya Daabuurka Dugsiga Dhexe ee Bosaso Public Primary Schooll Munaasabad lagu Abaal marinayo Ardaydii ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ka gashay Imtixaankii Kalka Koowaad ee ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.

05/02/2026

05/02/2026
Khamiis

Xafladda abaal marinta ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka kalka koowaad ee sannad dugsiyeedka 2025/2026.

04/01/2026

04/01/2026.
Axad, Fasaxa u diyaar garowga imtixaanka kalka koowaad ee dugsiga.

02/01/2026

Ogeysiis.
Ardayda dhammaan waxaa la ogeysiinayaa in ay qaataan kaadhka imtixaanaadka kalka koowaad ee sannad dugsiyeedka.

28/12/2025

Axad, 28/12/2025
๐—๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ 1๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.

Photos from Bosaso Public Primary School's post 21/12/2025

Isniin, 21/12/2015.


Booqashadii maamule Mohamud Nur Jama (Geeddi).

Maamulaha ayaa kala qayb galay ardeyda barnaamijka daabuurka weydiiyeyna suโ€™aalo aqoon guud ah isaga oo abaal mariyey ardeydii ku guuleysatay ee bixiyey jawaabo sax ah.

21/12/2025

Isniin, 21/12/2025.
Booqashadii Maamule Mohamud Nur Jama (Geeddi).

Waxa maanta nagala soo qayb galay daabuurka maamulaha Bosaso Public Secondary School mudane Mohamud Nur Jama .

Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda ayaa si diirran usoo dhoweeyey maamulaha.

Maamulaha ayaa u jeediyey ardayda kelmed ah baraarujin iyo dhiirri gelin. Sidoo kale maamulaha ayaa ku ammaanay maamulka iyo macallimiinta sida quruxda badan ay u tarbiyeynayaan ardeyda dugsiga. Labada dugsi ayaa aah kuwo si toos ah isugu xidhan dhan walba.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Laanta Hawada
Bosaso
090

Opening Hours

Monday 06:30 - 12:00
Tuesday 06:30 - 12:00
Wednesday 06:30 - 12:00
Thursday 06:30 - 09:30
Saturday 06:30 - 12:00
Sunday 06:30 - 12:00