University Of Bosaso Student's Association

University Of Bosaso Student's Association

Share

For Keep My Background Activati

30/12/2022

Khudbadda Gudomiyaha ururka Ardayda jaamacada Bosaaso Salmo abdikariin Bandhiga Qamaam Bulxan.

Photos from University Of Bosaso Student's Association's post 30/12/2022

Bosaso 30 dec 2022 Gudoomiyaha Guud e ururka ardayda jaamacada Bosaso eng salmo Abdikariim ismaaciil.

"Gudoomisada ururka ayaa xalay habeenimadii ahayd ka qayb gashay Xaflada Bandhiga Buuga Qamaan Bulxan qoraa maxamed Deeq Cabdi Madar [Haldhaa] waxayna ka jeedisay khudbad iskugu jirta dar-daaran iyo bogaadin.

"Sidoo kale waxaa bandhiga kasoo qayb galay Maamulka gobolka bari, dhalinyaro, guddoomiyaasha xaafadaha Bosaso, qaar kamid ah Ururada jaamacadaha ka dhisan magalada bosaso."

Dhamaad.

.
University Of Bosaso Student's Association.

XAFIISKA WARFAAFINTA URURKA ARDAYDA JAAMACADA BOSASO MAIN CUMPUS

10/12/2022

Xoghayaha guud ururka ardeyda jamacda bosaaso Abdullaahi said mire wuxu hambalyo iyo bogaadin udiraya ardeyda ka qalin jabisey jamacada bosaaso waxuna urajeynaya intan inkabadan in ay garaan iyo mustaqbal wanagsan.

.
University Of Bosaso Student's Association.

XAFIISKA WARFAAFINTA URURKA ARDAYDA JAAMACADA BOSASO MAIN CUMPUS.

Photos from University of Bosaso-Main campus.'s post 09/12/2022
09/12/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Main Street Of Bosaso
Bosaso

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00