Hanaqaad Academy

Hanaqaad Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanaqaad Academy, Education, Bosaso.

kusoo dhawoow Macadka Hoyga Xirfaha ee Hanaqaad Academy , Macadku waxa uu Bixiyaa Xirfadaha Computer Science iyo Bussiness Administration Nagala Soo xiriir What up Number 252904522667 Ama 0904621357 Ama Email : [email protected]

25/06/2026

๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐‡๐š๐ง๐š๐ช๐š๐š๐š๐ waxay Hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardada uu usoo idlaaday Imtixaanka Qaranka ee ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž.

Waxaan idinkugu hambalyaynaynaa kartidii iyo dadaalkii aad latimaadeen intii aad ku guda jirteen ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก.

Waxaan idin rajaynaynaa ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, sidoo kale waxaan rajaynaynaa inaad noqotaan jiil Hormariya dadkooda iyo dalkooda.

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฝ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ.

18/06/2026

WALI XIRFADEE BAADAN BARAN ?
Hanaqaad Academy

08/06/2026

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐’๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐š๐ง๐š๐ช๐š๐š๐ ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ๐ŸŽ“

Haddii aad rabto inaad Xirfadaha Kala duwan ku barato qaybteena online ah, hadda waa waqtigii aad is diiwaangelin lahayd.

๐ŸŽ Scholarships for New Students: 50% โ€“60%
๐Ÿ“ž Admissions: 904522667 Ama 0904621357

Learn To Day Work Tommorow.

08/06/2026

Mubaarak wuxuu kamid Yahay Ardayda Barata Xirfada Asaaska Computer (Basic Computer) Ku Barta Online.

Waxaanu qaadanayna fasallo cusub!
Fadlan riix whatsApp ka hoose si aad isku diiwangeliso, ama aad macluumaad faah faahsan uhesho. Mahadsanid

WhatsApp/Direct Call: 090-4522667

04/06/2026

Nasteexo waxay kamid Tahay Ardayda Barata Xirfada Asaaska Computer (Basic Computer) Ku Barta Online.

Waxaanu qaadanayna fasallo cusub!
Fadlan riix whatsApp ka hoose si aad isku diiwangeliso, ama aad macluumaad faah faahsan uhesho. Mahadsanid

WhatsApp/Direct Call: 090-4522667

03/06/2026

Hamblyo Hamblyo

๐Ÿฅณ Machadka Hanaqaad Academy Wuxu u Hambalyeyn Muno Jaamac Cusmaan oo soo Afmeeray Course Basic Computer, ilahay Hakugu Anfaco Cilmigaa Baratay.




30/05/2026

Waxaan udiraynaa Hambalyo Dhamman Ardayda
F12aad iyo F8aad ee maanta Ufariisatay Imtixaanka Dowlada Puntland , Alle Haydin Fududeeyo.

GuuL Wacan



30/05/2026

Hamblyo Hamblyo

๐Ÿฅณ Machadka Hanaqaad Academy Wuxu u Hambalyeyn Ahmed Maxamed Mohamuuud oo soo Afmeeray Course Basic Computer, ilahay Hakugu Anfaco Cilmigaa Baratay.




29/05/2026

Macadka Hanaqaad waxaa 05-June-2026 ka bilaabanaya tababar ku saabsan ๐๐ฎ๐ข๐œ๐ค๐›๐จ๐จ๐ค๐ฌ ๐„๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ฉ๐ซ๐ข๐ฌ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ง๐  ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ง๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ซ๐จ๐ฆ ๐’๐œ๐ซ๐š๐ญ๐œ๐ก, kaas oo loogu talagalay dhamaan ardayda iyo cid kasta oo danaynaysa dhisida iyo maareynta Maaliyada.

๐ŸŽ“ Waxyaabaha lagu baran doono Tababarka Quickbooks:
๐Ÿ“Œ Introduction to Quickbook
๐Ÿ“Œ Setup new Company
๐Ÿ“Œ Purcesh Cash And Credit
๐Ÿ“Œ Sales Cash and Credit

Haddii aad rabto inaad is-diiwaangeliso ama aad ka qaybqaadato tababarkan,
fadlan ku soo biir group WhatsApp-ka:
https://chat.whatsapp.com/GTNpJae1zDF4O2NGXjUbVM

26/05/2026

๐„๐ข๐ ๐€๐ฅ-๐€๐๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค dhammaan Howl-wadeennada iyo Macalimiimta Machadka Hanaqaad Academy, Ardayda ,iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ah , Waxaan idinuku Hambalyeynaynaa Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa, annagoo idiin rajeynayna farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Ciid wanaagsa.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Bosaso

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:20
Tuesday 07:00 - 23:20
Wednesday 07:00 - 23:20
Thursday 07:00 - 23:20
Saturday 07:00 - 23:20
Sunday 07:00 - 23:20