Iqra primary school

Iqra primary school

Share

Iqra schools bosaso

Photos from Iqra primary school's post 30/04/2026

Jadwalka imtixaanka Kalka 2aad ee sannad Dugsiyeedka 2025/2026.
Waxaan ardayda leenahay dadaal hala muujiyo
----------guul wacan-----------

Photos from Iqra primary school's post 30/04/2026
30/04/2026

maanta oo ku beegan 30/04/2026 waxaa guul noogu Soo dhamaaday tartankii Qur'aanka kariimka ah ee ka socday dugsiga Darul-Iqra
waxaan halkan hambalyo leenahay kooxaha kala ah :
Al-huda ee faraca Khalid iyo Xafadatu Tanziil ee faraca Dujaana oo ku kulmay FINALKA
waxaan iyana hambalyo leeyahay kooxda kaalinta 2aad gashay ee

30/04/2026
30/04/2026

maanta oo ku beegan 30/04/2026 waxaa guul noogu Soo dhamaaday tartankii Qur'aanka kariimka ah ee ka socday dugsiga Darul-Iqra
waxaan halkan hambalyo leenahay kooxaha kala ah :
Al-huda ee faraca Khalid iyo Xafadatu Tanziil ee faraca Dujaana oo ku kulmay FINALKA
waxaana si gaar ah hambalyo u leeyahay kooxda kaalinta 1aad gashay ee

30/04/2026

maanta oo ku beegan 30/04/2026 waxaa guul noogu Soo dhamaaday tartankii Qur'aanka kariimka ah ee ka socday dugsiga Darul-Iqra
waxaan halkan hambalyo leenahay kooxaha kala ah :
Al-huda ee faraca Khalid iyo Xafadatu Tanziil ee faraca Dujaana oo ku kulmay FINALKA

26/04/2026

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland waxay bulshada, gaar ahaan ardayda fasallada shahaadiga, la wadaagaysaa jadwalka rasmiga ah ee imtixaanaadka sannad-dugsiyeedka 2025–2026.

Waxaan ardayda ku boorrinaynaa inay si wanaagsan isu diyaariyaan, wakhtiga ilaaliyaan, ayna raacaan tilmaamaha Xafiiska Imtixaanaadka.

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo natiijooyin wanaagsan.

https://t.me/moeplstate

24/08/2024

sabti, 24/08/2024
bilowga sanad_dugsiyeedka 2024_2025
waxaa lagu wargelinayaa waalidiinta , ardayda iyo dhamman bulshada ku xiran dugsiga Hoose/dhexe ee Daarul-Iqra Bosaso in uu bilaabanayo sanad_dugsiyeedka 2024_2025 iyo diwaangelinta ardada cusub

diwaangelinta ardayda cusub25/08/2024. casharadanu bilaabmayaan 1/09/2924

isdiwaangelintu waxay ka bilaabanaysaa dhamman xarumaha dugsiga

11/05/2024

dhamaan ardayda puntland guul ban u rajeynaynaa gaar ahaan ardaydeena guulaysta alle waxaan idiinka baryeynaa inuu idiin fududeeyo imtixaanka, dadaal baana idinku ognahay insha allh

Photos from Iqra primary school's post 09/05/2024

darul-iqra

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Netco, Road
Bosaso