08/07/2026
⌨️ ANFAC COLLEGE TYPING PROGRAM
Typing-ku waa xirfad aasaasi u ah dhammaan ardayda Computer-ka.
Anfac College, arday kasta oo barta:
✅ Basic Computer & Microsoft Office
✅ Graphic Design
✅ Networking
✅ Programming Languages
✅ Web Design & Development
✅ Data & Technology Courses kale
✅ Quickbooks and Somalipos ERP System Online
Waxaa waajib ka mid ah inuu barto Touch Typing iyo Keyboard Skills si uu u noqdo xirfadle si degdeg ah oo sax ah u isticmaala kombiyuutarka.
🎯 Waxaan si buuxda kuu baraynaa:
✔️ Home Row Keys (ASDF & JKL;)
✔️ Finger Placement Technique
✔️ Speed & Accuracy Training
✔️ Professional Typing Skills
🏆 Sidoo kale, Anfac College waxay qabataa Tartanada Typing-ka Ardayda, waxaana si dhow u soo dhow Tartanka Xagaaga 2026.
🔥 Ku soo biir Anfac College, kana mid noqo ardayda horumarinaysa xirfadaha casriga ah ee computer-ka.
ANFAC COLLEGE – QARDHO
Baro Xirfado Casri ah oo Shaqo kuu Furi Kara.