Macadka Al-Qalam
Machadka Al-Qalam waa machad lagu barto Luuqada Carabiga Iyo Shareecada Islaamka.
معهد القل?
Hadal Jeedinta Maamulaha Mac-hadka Al-Qalam Sh: Axmed Cabdullaahi Xaaji Cali Bul-bule .
15/05/2025
15/05/2025
Xaflada si heer sare u dhacday oo loo Qabtay ardayda ka Qalin badalatay Mac-hadka Al-Qalam ee barashada luqada Carabiga iyo Shareecada islaamka Dufacadii 11 aad .
Hadal Jeedinta Maamulaha Macadka Al-Qalam Sh/ Axmed Sheekh Cabdullaahi Xaaji Cali Bulbule .
25/04/2024
Xaflada Qalin Jabinta Dafcada 10 aad Macadka Al- Qalam .
Sawirada Ardayda Qalin Badalatay.
25/04/2024
العلم يؤتى ولا يأتي .
06/04/2024
Dhammaan Maamulka Macallimiinta iyo ardayda Ma'chadka AL-QALAM
Waxay uhambalyeynayaan labada arday ee ka tirsan ardayda Ma'cadka AL-Qalam
kuwaas oo ku guuleystay tartankii Quraanka kariimka (30 juz )
Ayaga oo kala galay kaalinta 1aad. iyo
tan 3aad
1:- cabdul fataax cali daahir.
(kaalinta 1aad)
2 :-cabdulqani cismaan (xanafi).
Kaalinta 3aad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Bosaso