Darul Fatxi Primary School Bosaso

Darul Fatxi Primary School Bosaso

Share

Hoyga Tacliin Tayo Leh

09/09/2024

Taariikh:- 08-09-2024.
Waxaan Dhammaan Bahda dugsiga Darul Fatxi Primary School Bosaso Ku Wargelinaynaa in Dugsiga La Furay 1-9-2024 Ayna Socdaan Casharadu Sidoo Kale Ay Socoto Isdiwaangelinta ardayda Cusub.

Sidoo Kale Dugsigu waxa Uu Soo Kordhiyay Bas ( Bus) iyaga Oo Ardayda labada gelinba Lasoo Qaadayo Lana Celinyo weliba Buska waa Loo Qabaa ardayga gelinka dame.

Ka faaidaysi wacan.

06/09/2023

Waxaa Gabagaba Maraya Asbuucii Isdiwaangelinta.
Fadlan horey U gaaar Xarunta schoolka.
Ama La xiriir
+252907367798
907 899 700

Xaafada: Siilada , Dhabarka Damme Ee Hotel Daalo

Photos from Puntland Ministry of agriculture and irrigation -MOAI's post 29/10/2022

ماشاء الله

18/10/2022
15/10/2022

Sabti 15/Oct/2022

Waxaa saaka si rasmi ah u bilowday Imtixaanka Billaha ee Iskuulka Hoose/Dhexe iyo daarul fatxi teeramka kowaad sanad dugsiyeedka 2022/2023.

Waxaan Eebe uga baryaynaa dhammaan ardayda guul iyo mustaqbal wanaagsan.

Xafiiska warbaahinta iyo nashaadka ee Iskuulka daarul fatxi Bosaso.

09/10/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Siilada Xoolaha Bosaso
Bosaso

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Thursday 06:00 - 09:30
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30