Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso

Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso

Share

dugsiga H/dhexe daarul_alhilaal bosaso waa dugsiga soo saar da' yar ka dhisan waxbarasho iyo akhlaaq

Photos from Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso's post 30/05/2026

Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso waxa uu
guul u rajaynayaa ardayda fasalka8aad iyo 12aad maanta oo sabti 30may u bilaabmidoono i.a itixaanka ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland.

29/05/2026

wargelin ka timi Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland

26/05/2026

maamulka iyo macalimiinta Dugsiga H/dhexe ee daarul hilaal Bosaso waxay u hambalyeynayaa ardayda u saraysay itixaanki Termka 2aad Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso
sanad dugsiyeedka 2025/2026.
guulaysta alle haydin barakeeyo.

16/05/2026

sabti 16/5/2026 waxa soo dhamaaday itixaanki termka 2aad ee Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso .maamulka iyo macalimiintu waxay guul u rajaynaya ardayda itixaanku u dhamaaday.

01/05/2026

JADWALKA ITIXAANKA TEERAMKA 2AAD
Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso

19/04/2026

xaflada abaalmarinta ardayda Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso

Photos from Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso's post 13/04/2026

Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso
XAFLADDA ABAALMARINTA ARDAYDA KAALMAHA H**E KA GASHAY IMTIXAANKI MIDTERMKA 2025/2026 Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso
MAAMULKA,MACALIMIINTA IYO WAALIDINTA DUGSIGA WAXAY HAMBALYO IYO FARXAD LA WADAAGAYAAN ARDAYDA KAALMAHA H**E KA GASHAY IMTIXAANKII TERMKA 1AAD 2025/2026 GULAYSTA ALLE HA IDIN FUDEEDYO WAXBARASHADA..

Photos from Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso's post 31/01/2026

Maanta oo sabti ah 31/01/2026 waxa la so dhejiyey natiijadii itixaanka teeranka 1aad ee sanad dugsiyeed 2025-2026.
Dugsiga H/dhexe ee daarul-hilaal bossaso
Hambalyo dhammantiin guul ban idin rajayn.

10/01/2026

sabti 10jan 2026 waxa maanta u bilaabmay ardayda H/dhexe ee daarul hilaal bosaso itixaanka termka 1aad.guul ban u rajaynaynaa ardayda .alle haydin fududeeyo itixaanka.

21/11/2025

𝟮𝟭𝗡𝗼𝘃𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱
Waxaa la gaaray Maalinta Macallinka Soomaaliyeed 21ka November.
hambalyo dhammaan macallimiinta soomaaliyeed
Ma jiraa Macallin Saamayn weyn ama xusuuso gaar ah kugu yeeshay?

MAHADSANID MACALLIN

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Maqas Street
Bosaso
6130