Maraakisu Daarul-Xikmah /مراكز دار الحكمة

Maraakisu Daarul-Xikmah /مراكز دار الحكمة

Share

مؤسسة قرآنية تعنى بتدريس القرآن وعلومه، نسعى لغرس محبة كتاب الله في القلوب، وتعليم تلاوته وتدبره، وتخريج جيلٍ حافظٍ متخلقٍ بأخلاق القرآن

26/05/2026

Bahda tacliinta Maraakizu daarul-Xikmah waxay Ummadda muslimiinta u dirayaan hambalyada Ciidul-Adxaha iyagoo u rajaynayaa cimri dherer iyo caafimaad. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وأنتم بخير.

18/05/2026

Wergalin muhiima
Barri Maraakiszu waa fasax iyadoo la tixgalinayo go'aanka kasoo baxay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta sidaa haloo ogaado.

02/05/2026

Arday soo bandhigay Hingaada ee Xafladd qalinjabinta Maraakis Daarul Xikma

02/05/2026

Arday aad u da yar oo Akhrinaya Quráanka kariimka Xafladd qalinjabinta Hingaada Maraakis Daarul Xikma

01/05/2026

Wargelin
Barri inashaa allaahu maraakiztu waa fasax iyadoo la tixgalinayo go'aaanka wasaaradda diinta iyo awqaafta sidaa haloo ogaado

30/04/2026

Hordhaca Xafladd loo qabtay arday ka qalinjabisay qaybta Hingaada iyo sidoo kale Abaalmarin la gudoonsiiyay arday ku guulaystay Tartan Aqooneed ka dhex qabsoomay Mu'assada Daarul-Xikmah, oo ay ka qabsoomtay xafladaasi xarunta guud ee Mu'assasada

Photos from ‎Maraakisu Daarul-Xikmah /مراكز دار الحكمة‎'s post 30/04/2026


Xafladd loo qabtay arday ka qalinjabisay qaybta Hingaada iyo sidoo kale Abaalmarin la gudoonsiiyay arday ku guulaystay Tartan Aqooneed ka dhex qabsoomay Mu'assada Daarul-Xikmah, oo ay ka qabsoomtay xafladaasi xarunta guud ee Mu'assasada

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Awdal
Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00