26/05/2026
Sh. Ali Jawhar Secondary School
Dugsigan waxa la dhisay 1972, waxana lagu dhisay iskaa wax u qabso; waana dugsi leh adeeg waxbarasho.
26/05/2026
18/05/2026
: Xuska Sannad guurada 35-aad ee 18-ka May.
16/05/2026
Maanta waxaa Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Jowhar ka qabsoomay Barnaamijka Wacyi-gelinta Goobaha Waxbarashada, kaas oo muhiim u ahaa kor u qaadista wacyiga, akhlaaqda iyo fahamka ardayda.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Sh. Xasan Khayre Dirir, waxaana ardayda lala wadaagay waano, talooyin iyo dhiirrigelin wax ku ool ah oo ku saabsan muhiimadda waxbarashada, anshaxa iyo dhismaha mustaqbal wanaagsan.
Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan intii ka qayb qaadatay hirgelinta barnaamijkan qiimaha badan.
Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Jowhar
Waxbarasho, Wacyi iyo Horumar.
π€²
ποΈ Sabti, May 16, 2026
16/05/2026
Barnaamijka Wacyi-gelinta Goobaha Waxbarashada
Maanta, waxaa Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Jowhar ka qabsoomay barnaamij wacyi-gelin ah oo muhiim u ah ardayda iyo bahda waxbarashada. Barnaamijkan waxaa lagu soo bandhigay talooyin, dhiirrigelin iyo wacyi kor u qaadaya fahamka ardayda ee dhinacyada waxbarashada, akhlaaqda iyo horumarka mustaqbalkooda gaar ahaan wacyi diineed.
Waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Xasan Khayre Dirir, waxaana rajaynaynaa inuu noqdo kulan faaβiido badan oo ardaydu ka heleen aqoon, waano iyo dhiirrigelin wax ku ool ah.
π€²
ποΈ Sabti, May 16, 2026
π Khudbada Soo xidhitaanka tartanka Kubada Cagta Ee Dugsiga Sare Sh Cali Jawhar.
FINAL MATCH β GUUL TAARIIKHI AH ππ₯
β½ Tartankii Kubadda Cagta Ee Dugsiga Sare Ee Sheekh Cali Jawhar ayaa si rasmi ah u soo dhammaaday maanta!
π₯ FORM 3B ayaa noqday CHAMPIONS kadib ciyaar xiiso badan oo ay kaga adkaadeen FORM 2C dhibco dhan:
β½ 6οΈβ£ β 3οΈβ£ β½
π Hambalyo FORM 3B
πͺ Mahadsanid FORM 2C ciyaarta quruxda badan
π Taageerayaashii iyo dhammaan ardaydii kasoo qayb gashay waad ku mahadsan tihiin dhiirrigelinta iyo taageerada.
π Dugsiga Sare Ee Sh Cali Jawhar
π¬ FINAL MATCH HIGHLIGHTS
π₯ βHalgan, Hufnaan iyo Horumarβ
.
Jimce, May 15 2026
π Hambalyo iyo Bogaadin π
Ku Xigeenka Dugsiga Sare Sheekh Cali Jawhar ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray maamulka, macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Hoose Dhexe A.A.Good.
Munaasabadda lagu soo xirayey tartanka kubadda cagta ee dugsiga. β½π
Maamule Ku Xigeenku wuxuu ku ammaanay dadaalka wanaagsan ee lagu dhiirrigelinayo ciyaaraha iyo horumarinta hibada ardayda, isagoo u rajeeyey dugsiga guulo iyo horumar joogto ah.
π€²
ποΈ Khamiis, 14, May 2026.
14/05/2026
Hambalyo Form 3B π₯π FINAL MATCH β GUUL TAARIIKHI AH ππ₯
β½ Tartankii Kubadda Cagta Ee Dugsiga Sare Ee Sheekh Cali Jawhar ayaa si rasmi ah u soo dhammaaday maanta!
π₯ FORM 3B ayaa noqday CHAMPIONS kadib ciyaar xiiso badan oo ay kaga adkaadeen FORM 2C dhibco dhan:
β½ 6οΈβ£ β 3οΈβ£ β½
π Hambalyo FORM 3B
πͺ Mahadsanid FORM 2C ciyaarta quruxda badan
π Taageerayaashii iyo dhammaan ardaydii kasoo qayb gashay waad ku mahadsan tihiin dhiirrigelinta iyo taageerada.
π Dugsiga Sare Ee Sh Cali Jawhar
π¬ FINAL MATCH HIGHLIGHTS
π₯ βHalgan, Hufnaan iyo Horumarβ
π₯ Bullaale_Kanaddi
π€³ Jamaal Sh. Daaβuud Warsame
βοΈ Cabdisamed C. Daahir
ποΈ Khamiis , May 14 2026
14/05/2026
π₯π FINAL MATCH β GUUL TAARIIKHI AH ππ₯

Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Borama