Anfac Schools, Borama

Anfac Schools, Borama Best guide for your kids

22/08/2026

Tartan Xamaasad badan
Salma Mohamed Vs Khaliif iidle

Guulaystaha tartanka Salma ✅

19/08/2026

Safa yar oo ah fasalka 4 aad ee dugsiga ayaa aad ula dhacsan si qoto dheer na u daawanaysa barnaamij ay galabta Soo bandhigeen ardayda fasalkeedu

Barrayaasha dugsigu waxa ay xooga saaraan in ay ardayda dugsigu wax ku bartaan deganaan iyo farxad.

Jiilka danbe in iyaga la isku siiyo wakhti oo ay wax Soo jeediyaan oo la baro in ay iyagu wax Soo baadhi karaan ayaaba ah waxbarasho muhiima.

Sanand kale iyo safar waxbarasho oo xamaasad leh.Waxa dib u bilaamay daabur sabaaxigii dugsiga.Ardayda fasalka 5 aad oo ...
17/08/2026

Sanand kale iyo safar waxbarasho oo xamaasad leh.

Waxa dib u bilaamay daabur sabaaxigii dugsiga.
Ardayda fasalka 5 aad oo ku bilaabay daaburka wacdaro cusub iyo soo jeedin heer sare.

Guulaysta Ubixii Anfac

08/08/2026

Maamule ku Xigeenka dugsiga Hamse Mohamed Nageeye, oo hambalyo iyo guubaabo u diray ardayda kaalmaha h**e kasoo gashay dugsiga iyo kuwa Laga qaadayba

05/08/2026

Hambalyo Hambalyo
Ardayda kaalmaha h**e kasoo gashay imtixaankii Sannad dugsiyeedkii 2025/2026

‎Xaflada Abaal marinta Ardaydii kaalmaha h**e kasoo gashay imtixaankii Sannad dugsiyeedkii 2025/2026. ubixii dalka illah...
05/08/2026

‎Xaflada Abaal marinta Ardaydii kaalmaha h**e kasoo gashay imtixaankii Sannad dugsiyeedkii 2025/2026. ubixii dalka illahay ha idin barakeeyo.

It's time to go back to Schools. Welcome back to our beautiful students.
29/07/2026

It's time to go back to Schools.
Welcome back to our beautiful students.

Waxaan si kal furan idinku Soo dhawaynaynaaAnfac Schools, Borama waxa si toosa barri oo sabti kuna beegan 25/07/2026 dug...
24/07/2026

Waxaan si kal furan idinku Soo dhawaynaynaa
Anfac Schools, Borama waxa si toosa barri oo sabti kuna beegan 25/07/2026 dugsiga ka bilaamaysa diwaan galinta ardayda cusub ee sanadkan aan qaadanayno. Wixii war bixine dheeraada numbers ka poster ka ku qoran nagala Soo xidhiiidh.

23/07/2026

Macalin hana oo ka mida barrayaasha ka hawl gala dugsiyada Magaalada ayaa qudbadeedii waalidada iyo guud ahaan ardayda waano dhaxal gala siisay

22/07/2026

Masha Allah, Adem is one of the outstanding students who graduated from Anfac College.

Address

Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anfac Schools, Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category