مركز التوكل لتحفيظ القرآن الكريم markaz Tawakal

  • Home
  • Somalia
  • Borama
  • مركز التوكل لتحفيظ القرآن الكريم markaz Tawakal

مركز التوكل لتحفيظ القرآن الكريم markaz Tawakal education

18/02/2026

Soo dhaweynta bisha barakaysan ee ramadan✨🌙💗
Ramadan mubaarak🩶🖤✨️🌙

21/09/2025

Qayb ka mida nashaadadka ardayda
Markaz al_tawakal
الحمد الله الذي بنعمته تتم الصالحات💛

22/08/2025

🥰🥰الف الف الف الف الف مبروووك

Shalay oo ay ahayd taariikhdu 27/2/1447 Oo waafasaqan 21/8/2025Waxa alle noo suura galiyaQabashada xaflada qalin jabinta...
22/08/2025

Shalay oo ay ahayd taariikhdu
27/2/1447
Oo waafasaqan 21/8/2025
Waxa alle noo suura galiya
Qabashada xaflada qalin jabinta dufcadii 1aad ee ka qalin jabisa
Markaz al_tawakal
Hambalyo dhamaan ardayda💗

Barri iyo maalin boqran inshaa allah💗
20/08/2025

Barri iyo maalin boqran inshaa allah💗

Xaflada qalin jabint markazka dufcadii 1aad Alle khayr ha inagu gaadhsiiyo Allaa mahadleh🥰
19/08/2025

Xaflada qalin jabint markazka dufcadii 1aad
Alle khayr ha inagu gaadhsiiyo

Allaa mahadleh🥰

Fursad qiimo badan ha laga faa,idaysto Allaa mahleh
10/08/2025

Fursad qiimo badan ha laga faa,idaysto

Allaa mahleh

TACSi إنا لله وإنا إليه راجعون😭 Mamulka iyo macalimiinta  iyo ardayda Markiz Tawakal waxa  ay tacsi u dirayaan  walidka ...
20/07/2025

TACSi
إنا لله وإنا إليه راجعون😭
Mamulka iyo macalimiinta iyo ardayda Markiz Tawakal waxa ay tacsi u dirayaan walidka iyo ehelka uu ka baxay arday abdirisaaq khadar ismaciil oo ka mid ahaa ardayda wax ka barata markizka al_ tawakal
Abdirisaq oo ah saqiir xaqii alle haleelay

Alle samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo dhamaantenba 😭😭😭😭😭😭

16/07/2025
16/07/2025

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات
Alle ayaa mahadleh Naga dhigay dhalinyar u adeegta oo Barta
Bulshada kalaamka alle swt💚 alxamdu lilah

Soo afmeerka teeramka 2024_2025 Allaa mahadleh💗
16/07/2025

Soo afmeerka teeramka 2024_2025

Allaa mahadleh💗

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز التوكل لتحفيظ القرآن الكريم markaz Tawakal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category