Goobaha waxbarashada sh Ibrahim Bakal

Goobaha waxbarashada sh Ibrahim Bakal Development education

*Sawiro* Ardayda Dhigata Xadaanada Sh.Ibraahim Bakaal oo soo gabagabaysay Imtixaankii Teeramka 2aad, Sanad Dugsiyeedka 2...
17/06/2026

*Sawiro*

Ardayda Dhigata Xadaanada Sh.Ibraahim Bakaal oo soo gabagabaysay Imtixaankii Teeramka 2aad, Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاتهMaamulka Goobaha Waxbarashada ee Sh.Ibraahim Bakaal, wuxu Hambalyo udirayaa Dhamaan Macal...
26/05/2026

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Maamulka Goobaha Waxbarashada ee Sh.Ibraahim Bakaal, wuxu Hambalyo udirayaa Dhamaan Macalimiinta, Ardayda iyo Waalidkooda iyo Hawlwadeenada kale ee Goobaha Waxbarashada Sh.Ibraahim Bakaal Munaasibadda Ciidul-Odxa.

Wuxu ilaahay uga Baryayaa inuu ilaahay inaga aqbalo camalka wanaagsan, Ciidda dambana inagu gaadhsiiyo Bashbash iyo Barwaaqo
Aamiin

**Sawiro* Ardaydii ku guulaysatay Tartan Aqooneedka Dugsiga Sh.Ibraahim Bakal Qaybta Dugsiga Hoose
25/05/2026

**Sawiro*

Ardaydii ku guulaysatay Tartan Aqooneedka Dugsiga Sh.Ibraahim Bakal Qaybta Dugsiga Hoose

"Qaabkan Ayuu udhacay isku aadka tartanka aqoonta Dugsiga sare, ee goobaha waxbarashada shekh Ibraahim Bakaal".
29/04/2026

"Qaabkan Ayuu udhacay isku aadka tartanka aqoonta Dugsiga sare, ee goobaha waxbarashada shekh Ibraahim Bakaal".

22/03/2026

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
*Ogaysiis*

Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo shaqaalaha Goobaha Waxbarshada ee Sh.Ibraahim Bakaal in Berri *Isniinta* oo ay taariikhdu ku beegan tahay *23 March, 2026* dib loo furi doono Dhamaan Goobaha insha Allah Fasaxii Ciidda kadib.

19/03/2026

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Maamulka iyo Macalimiinta Goobaha Waxbarshada Sh.Ibraahim Bakaal iyagoo isku duuban waxay Hambalyo udirayaan Munaasabdda Ciidul-Fidri awgeed, Dhamaan Waalidiinta iyo Ardayda Goobaha Waxbarshada Sh.Ibraahim Bakaal.

عيدكم مبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Address

Shekh Ahmed Salaan
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goobaha waxbarashada sh Ibrahim Bakal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share