18/11/2025
Kasmo primary school
# Social grade 3
EDUCATION
18/11/2025
Kasmo primary school
# Social grade 3
# KASMO COLLEGE
kooxaha kubada cagta ee kasmo ayaa saka ciyaar saxibtinimo isku haleeyay
Saaka iyo sportiga Kasmo college iyo laba fasal oo ciyaar sxbtinimo dhexmartay
At Kasmo College, we don’t just study — we build our future!"
Xafalada abaalmarinta ardayda kaalmaha h**e gashay ee Kasmo College and sceince center kuna yaala xaafada zoomane ee Dagmada Borama
23/04/2025
Ku soo dhawaada Xarunta culuumta ee Kasmo College Training and skills Center waxay idin soo qaban qaabiyeen course ku saabsan:
"First aid {Gargaarka dagdaga}"
Content l:-
* Chapter one: introduction
* Chapter two: cpr in adult and children,Dr ABC
* Chapter three: wound and bleeding
* Chapter four: first of diebtic
* Chapter five: first aid of high blood pressure
* Chapter six: first of seizure
* Chapter seven: shock
* Chapter eight: head trauma
* Chapter nin: first aid heart attack
* Chapter ten: burns
* Chapter eleven: fracture
* Chapter twelve: animal bate
* Chapter thirteen: emergency medications and sucurs
Trainer: Dr Hibo Yousufe Eggeh
■Day : Thursday and Friday
■Time : 4:00 pm
■Certificate : it is ready
■Registration : $3
■Duration : 3 Months
■location: jarka agagaarka xero dhiigtii h**e
kusoo biir group kan si wixii macluumaad ah aad halkaas ugala socoto.
https://chat.whatsapp.com/COdoZM96rXMGGMGLBg5TJV
Hadaa caawinaad u baahantahay Iyo diiwaan galinta la xidhiidh lanbarkan:
+252 63 6734820
Asc dhaman ardayda form fourka ee dugsiyada borama waxan wargalinyaa in courses kaabida ahaa ee fasalada afraad uu kaga bilabmay xarunta kasmo college. Casharada socda waxa k**a
# math and physics
Fiiro gaara xilayada ay baxayaan waa 4:00 pm ilaa 6:00pm galinka danbe
04/11/2024
Shaqada barashada iyo barista ayaa siwacan uga socota kasmo college
19/10/2024
Asc
ogaysiis ogaysiis dhaman ardayda jecel barashada computerka waxan ugu bisharaynaynaa in kasmo college and sceince kuu furay fasalo bilaw ah oo computer basic skills ah
H**e usoo gaadh
Kala xidhiidh
0634513938
15/10/2024
Asc
Ogaysiis ogaysiis
# kasmo college and sceince center wuxu ogaysiinayaa ardayda danaynaysa barashada computerka in uu diyaar kuu tahay course kii computerku iyo luqada ingiriiska xiliga aad haleelayo
Kala xidhiidh wixii faahfaahina
0634513939Asc
Ogaysiis ogaysiis
# kasmo college and sceince center wuxu ogaysiinayaa ardayda danaynaysa barashada computerka in uu diyaar kuu tahay course kii computerku iyo luqada ingiriiska xiliga aad haleelayo
Kala xidhiidh wixii faahfaahina
0634513938
ogaysiis ogaysiis dhamaan ardayda form fourka ee dagmada borama waxan ogaysiinayanaa in
college and sceince kuu furay classes suplementary ah waxa lagu dhiga doona
# math
# physics
# Biology
# chemistry
waxaa kudiyaara macalimiin khibrad dheeriya uleh