14/03/2026
maamulka macalimiinta iyo dhamaan bahda markizka adacwa waxay hanbalyo u dirayaan ardayda kaalmaha h**e kagashay tartankii quraanka kariimka ah
أقسام المركز:
١- تعليم القراءة والكتابة
٢- حفظ القرآن وعلومه
٣- قسم روضة الأطفال
14/03/2026
maamulka macalimiinta iyo dhamaan bahda markizka adacwa waxay hanbalyo u dirayaan ardayda kaalmaha h**e kagashay tartankii quraanka kariimka ah
12/03/2026
hanbalyo hanbalyo hanbalyo
masha allaah tabaaraka Allah
bahda Markiz Adacwa waxay hanbalyo u dirayaan
ardayda markizka ee ku qaybgalay tartankii quraanka ee da,yarta loo qabtay.
18/01/2026
ما شآء الله تبارك الله
dhamaan bahda markiz addacwa
:maamul, macalimiin, iyo ardayba
way idiin hanbalyaynayaan waxay idiin rajaynayaan mustaqbal ifaya
sidoo kale way idinku faanayan
01/08/2025
Xaflad gaara oo loo qabtay 52 Araday oo ka qalin jabiyay Markizka Addacwa qaybta akhriska iyo qoraalka carabiga.
MashaAllh comment ka bogaadiga ardayda caruurta ah
20/07/2025
sawirada qaybtii 2 xaflad gaar ah oo loo qabtay 52 araday oo ka qalin jabiyay markiz addacwa
qaybta akhriska iyo qoraalaka carabiga
20/07/2025
sawirada qaybtii 1 xaflad gaar ah oo loo qabtay 52 araday oo ka qalin jabiyay markiz addacwa
qaybta akhriska iyo qoraalaka carabiga
Waxa lagu dhigtaa Markizka Addacwa higaad lagu barto Akhriska qoraalka iyo Tajwiidka, aan wada dhegaysano Arday ka mid ah ardayda wax ka barta Markizka,
Maashaa Allah Alle ha barakeyo.
HAMBALYO
Maamulka macalimiinta iyo dhamaan bahda
MARKIZKA ADDACWA
waxay hanbalyo u dirayaan 3da arday ee kala ah
1- rayman maxamad aadan
2- raaniya mahdi
3- maysuur c/raxman
Kawaas oo dhamaystay 30jiz ee quraanka kariimka ah
Allaahna waxaan uga baryaynaa unuu aduun iyo aakhiraba ku anfaco
Aamiin
masha allaah
arday kamida ardayda markizka addacwa