Somali UDEMY ACADEMy

Somali UDEMY ACADEMy مؤسسة لتعليم القران وعلومه واللغات عن بعد

❤️
28/09/2024

❤️

Kusoo dhawaada gacma furan ❤️

بسم الله الرحمن الرحيم ⚠️📢Bishaaro_ bishaaro _bishaaro anaka oo ku hadlayna magaca Markazka (Somali Udemy academy on-lin...
27/09/2024

بسم الله الرحمن الرحيم
⚠️
📢Bishaaro_ bishaaro _bishaaro anaka oo ku hadlayna magaca Markazka (Somali Udemy academy on-line) waxa aynu ku war galinaynaa bulsho waynta soomaaliyeed🇸🇴 in Markazku uu qaadanayo arday cusub qaybaha kala duwan ee markazka sida :
1: barashada qur,aanka xifdintiisa ,iyo culuumtiisa kalaba
2:qaybta luqada carabiga
3:qaybta :luuqada Englishka
4:qaybta:luuqada Turkishka
5: qaybaha kala ee Technologyga sida :_
(B) : computer basics
(T): programing languages
(J): Web design & development


Iyada ay kuugu diyaaryihiin macalimiin aqoon durugsan uleh maadada ay dhigayaan .
Yaan la moogaan!!!

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh :
Email:[email protected]

WhatsApp :+252634099027

Address

Borama

Telephone

+252634099027

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali UDEMY ACADEMy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somali UDEMY ACADEMy:

Shortcuts

Share