Al Furqaan School

Al Furqaan School DUGSIGA SARE IYO DHEXE EE ALFURQAAN

18/02/2026

17/02/2026.
Waxaa Si rasmiya inoogu dhamaaday tartankii aqoonta ee fasalada secondary ga iyo primaryga ee Dugsiga Al-furqaan primary and secondary school
Waxaana ku Guulaystay
Secondary fasalka 4.
Primary fasalka 8.
Waxaan sigaara uhanbalyeynayaa macalimiinta dugsiga dhamaan iyo maamulka oo si habsami leh uga wada qaybqaatay .

11/02/2026
Maanta waxaa Si rasmiya uBilaamay Al-furqaan primary and secondary school Sports Cup. Date 11/02/2026. Arbaca.Wuxuu scho...
11/02/2026

Maanta waxaa Si rasmiya uBilaamay Al-furqaan primary and secondary school Sports Cup. Date 11/02/2026. Arbaca.
Wuxuu schoolku hanbalyeynayaa Maamulka dugsiga iyo Dhamaan macalimiinta iyo Ardayda kawada qaybqaatay qabsoomidaa tartanka kubada cagta ee sanadlaha ah.

04/02/2026

I got over 20 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

02/02/2026
20/01/2026. Maalintii salaasadii waxa uu iskuulka Al-furqaan Marti galiyey Ardayda dugsiga sare ee Quljeed Oo booqasho A...
22/01/2026

20/01/2026. Maalintii salaasadii waxa uu iskuulka Al-furqaan Marti galiyey Ardayda dugsiga sare ee Quljeed Oo booqasho Aqoon isweydaarsiya ku timid magaalada borama gaar,ahaan schoolka Al-furqaan secondary school oo Ay lahaayeen xidhiidh qoto dheer Waxaa halkàa kusoo dhaweeyey maamulka dugsiga khadar samaale iyo Ardayda qiimaha badan ee schoolka waxaana dhexmaray tartano kala duwan waxayna noo ahayd farxad aad uweyn.

Beri schoolku waa fasax
16/01/2026

Beri schoolku waa fasax

Ardayda ku guulaystay Dhamaystirka Computer training program ka socday Dugsiga Al-furqaan secondary school Ka maamul aha...
14/01/2026

Ardayda ku guulaystay Dhamaystirka Computer training program ka socday Dugsiga Al-furqaan secondary school
Ka maamul ahaan waan hanbalyeynayàa waxaanan ku faraxsanahy inaan Ahaa macalinkii tobabarkaa bixiyey:
14/01/2026.

Address

Broama, Sisibta Kaso Horjidka Telesom
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Furqaan School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share