23/09/2026
Ardayad h**e drs.Huda C/laahi Cabdi kana mid ahayd araydii deeqda waxbarasho ka heshay dalka turkiga dibma ugu soo laabatay dhulkeedii Hooyo, kana sii waday waxbarashadeedii ayaa maanta booqasho ku timid dugsigeedii mudo dheernka ka dib ,waxa ayna kulamo la qaadatay maamulka, macallimiinta iyo ardayda wax ka barata fasalada sare ee dugsiga.
عادت الدكتورة هدى عبد الله عبدي، إحدى الطالبات السابقات والحاصلات على منحة دراسية في تركيا، إلى أرض الوطن وواصلت مسيرتها التعليمية. وقد زارت اليوم مدرستها السابقة بعد غياب طويل، والتقت بإدارة المدرسة ومعلميها وطلاب الصفوف العليا.
Drs. Huda Abdullahi Abdi, a former student and recipient of a scholarship in Türkiye, returned home and continued her educational journey. Today, after a long absence, she visited her former school and met with the school administration, teachers, and senior students