25/08/2026
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
Maamulka iyo macalimiinta dugsiyada Al Qalam BOORAMA
Waxay hanbalyo u dirayaan guud ahaan ardayda fasalada 8AAD iyo 4AAD ee dugsiga sare kuwaas oo darajooyin heer sare ah ka keenay imtixaankii shahaadiga ahaa
Waxan si gaar ah ugu hanbalyeynayaa Ardayd fasalka 4AAD ee daraja (A) ka keenay imtixaankii shahaadiga ahaa.