ملتقى معهد الرّيّان -أودل-

ملتقى معهد الرّيّان -أودل- .من الريان… إلى أثرٍ يبقى
📖 دعوة • توعية • تذكير
معاً لننشر العلم والأثر الطيب.

  Qaybta 3AADBarnaamuj Qiimo badan oo ay soo jediyeen Culumo Hargaysa inaga soo Booqatay ayaa ka Qabsoomay Jamacada  . K...
05/09/2026

Qaybta 3AAD
Barnaamuj Qiimo badan oo ay soo jediyeen Culumo Hargaysa inaga soo Booqatay ayaa ka Qabsoomay Jamacada .
Kaasi oo laga hadlayay Arimaha Qoyska, Hal ku dhigiisu Ahaa'
Guurka Guulaysta Waa Raasamaalkaaga

  Qaybta 2AADBarnaamuj Qiimo badan oo ay soo jediyeen Culumo Hargaysa inaga soo Booqatay ayaa ka Qabsoomay Jamacada  . K...
05/09/2026

Qaybta 2AAD
Barnaamuj Qiimo badan oo ay soo jediyeen Culumo Hargaysa inaga soo Booqatay ayaa ka Qabsoomay Jamacada .
Kaasi oo laga hadlayay Arimaha Qoyska, Hal ku dhigiisu Ahaa'
Guurka Guulaysta Waa Raasamaalkaaga

05/09/2026

Gudoomiyaha Golaha Boodhka Sh. Mubarak Omer Page صفحة مبارك عمر الرّسمية Iyo Godoomiyaha Golaha Dacwada ee Ayaa Macasalaaneryey Culumadii Inaga Soo booqatey Caasimada .

Ilahay Culumadaasi ha u aqbalo Khayrkaasi ay Qabteen.

04/09/2026

Soo dhawayntii Culumada Barnaamujka Qimaha badnaa ka jeediyay Jamacada Camuud.
Golaha Boodhka Iyo Ka Tanfiidka ee ayaa Si wada jira U soo dhaweeyay.

  Barnaamuj Qiimo badan oo ay soo jediyeen Culumo Hargaysa inaga soo Booqatay ayaa ka Qabsoomay Jamacada  . Kaasi oo lag...
04/09/2026


Barnaamuj Qiimo badan oo ay soo jediyeen Culumo Hargaysa inaga soo Booqatay ayaa ka Qabsoomay Jamacada .
Kaasi oo laga hadlayay Arimaha Qoyska, Hal ku dhigiisu Ahaa'
Guurka Guulaysta Waa Raasamaalkaaga .

04/09/2026

Hordhaca Barnaamuj Qiimo badan oo ay Noo Qabteen Culumada kala ah:
1.Sh. Kamaal Sh Cabdiraxmaan
2.Sh. Faarax Nuur
3.Sh. Suhayb Mursal.
Culumadan oo naga soo booqday Magalada Hargaysa.

Khudbada Jimcaha Iyo Masjid   Ee Xafada Saybeeriya.
03/09/2026

Khudbada Jimcaha Iyo Masjid Ee Xafada Saybeeriya.

Khudbada Masjid   ee Xafada Kuwait. Sh. Kamaal Abdiraxman
03/09/2026

Khudbada Masjid ee Xafada Kuwait.
Sh. Kamaal Abdiraxman

Barri Iyo Khudbada Jimcaha  . Noolow inta aad doonto; Waad Geeriyoon Mar ay Noqotaba. Sh. Suhayb Mursal Faarax
03/09/2026

Barri Iyo Khudbada Jimcaha .

Noolow inta aad doonto; Waad Geeriyoon Mar ay Noqotaba.

Sh. Suhayb Mursal Faarax

Dhamaan Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Waxaan Loogu Bishaaraynayaa In Galabta 4:00Galabnimo Lagu Qaban Doono Jamacada   ...
03/09/2026

Dhamaan Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Waxaan Loogu Bishaaraynayaa In Galabta 4:00Galabnimo Lagu Qaban Doono Jamacada Nadwo Balaadhan oo Hal ku dhigeedu Yahay:

Guurka Guulaysta Waa Rasamaalkaaga.

Waxana laga hadli doonaa Seddex Mawduuc oo Muhiim ah:

1.Waxyaabaha uu Ku dhisan yahay ama ku Taagan yahay Guurka Guulaystaayi.
Sh. Farax Nuur Ahmed.

2.Dariiqooyink iyo Qababka loo xaliyo Khilaafka Ka dhex dhaca lamaanaha.
Sh. Suhayb Mursal Faarax

Dariiqoyin Iyo Qabab lagu Xaliyo Furitaanka Cidhibtirey Qoysaskii
Sh. Kamaal Sh. Cabdiraxman (Burhaanta)

Dhamaan Culumada ayaa Marti inooga ah Magalada .

Balankeenu Waa galabta, Tiraduna way koobantahay..

: Kulan furan ayaa jira bacadal Maqrib.

Address

Borama 1
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ملتقى معهد الرّيّان -أودل- posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share