29/11/2024
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
نحن هنا لأهنئ فضلية الشيخ أحمد بن عبد السلام (أحمد عيد) الذي حصل على درجة الدكتوراه من الجامعة الإسلامية العالمية في القاهرة، مصر ونقول مبارك عليك يا شيخنا الحبيب...
15/06/2024
𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸 (عيدكم مبارك)
Guddoomiyaha Jaamacadda Gollis ee Shareecada (Boorama) Sheekh Cabdinaasir Player, Hormuudyadda Kuliyadda Shareecadda iyo Qeybta Daraasaadka Sare Sheekh Cumar Lughaya & Dr Asad Kibaar iyo dhammaan bahda Gollis Shareeca Boorama waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan munaasibadda Ciidal-Adxa awgeed.
Waxay si gaar ah u hambalyaynayaan ardayda, waalidka iyo howl-wadeenada kala duwan ee Jaamacadda, waxaanay Ilaahay uga baryayaan in uu ciiddan ciideeda caafimaad qab iyo cibaado san innagu gaadhsiiyo, inta buktana Ilaahay caafimaad taam ah siiyo.
Aammiin Aammiin.
"كل عام وأنتم بخير، عيد أضحى مبارك"
20/02/2024
Maamulka Jaamacadda Gollis Shareeca Faraceeda Boorama ayaa idin soo qaban-qaabiyay muxaadaro qiimo leh, oo Boorama uu ka gali doono Fadiilatu-Sheikh Barbaraawi.
Ka faa'iideysi wacan.
19/02/2024
يسرنا أن ندعوكم إلى حضور محاضرة قيمة بعنوان: "اللسان وأثره على الإنسان"
Goobta: Masjidka Geed-goble iyo Habeenka Khamiista soo galeyso Insha Allah.
⏰️ Habeenka Khamiistu Soo Galayso Inshaa alah.
🕌 Goobta: Masjidka Geed-goble
Faa'idaysi Wacan.