25/08/2026
Hambalyo iyo bogaadin
Maamulka, macalimiinta, waalidiinta iyo ardayda dugsigu waxa ay hambalyaynayaan ardayda fasalka 8aad iyo 4aad sare oo dhammaantood ku guulaystay imtixaanka shahaadiga ah.
Ardaydaasi oo dhammaantood ku guulaystay dhibco aad u sareeya.
Waxan Allah uga baryeen in uu ka yeelo kuwo ku guulaysta nolosha dhammaanteen if iyo aakhiraba.
Hambalyo dhammaantiin.