Aden Isak Students Organization -AISO.

Aden Isak Students Organization -AISO.

Share

waa page ka rasmiga ah ee ururka ardayda dugsiga sare ee Aadan isak secondaray school BOORAMA-SOMALI

21/02/2026

Aden Isaq Secondary School, Borama,Awdal.

Photos from Aden Isaq Secondary School, Borama,Awdal.'s post 21/11/2025
13/11/2025

Suugaanta soomaaligu hadba dhankii loo adeegsado saamayn xoogan bay ku yeelataa.

Halkan waxaa ereyo waxbarashada ka hadlaaya kasoo jeediyay mid kamida ardayda dugsigsiga saree Aden Isaq Secondary School, Borama,Awdal. Oo ku magac dher Abwaan: Geesaale.

Photos from Aden Isak Students Organization -AISO.'s post 10/09/2025

Ardayda iyo macallimiinta dugsigu waxay qabteen xaflad hambalyo ah, iyagoo farxaddooda la wadaagaya saddexda macallin ee diyaariyay shahaadooyinka heerka labaad iyo heerka saddexaad:

1. Macalin Siciid Kaagiye Caynaan (PHD)

2. Macalin Cali Ciid Cabdillaahi Aamin (master)

3. Macalin Xuseen Rooble Ismaaciil(master)

01/08/2025
Photos from Aden Isak Students Organization -AISO.'s post 21/03/2025

Qaar ka mida ardaydii ka baxday dugsiga saree Aadan Isaaq sannadkii 2013-2014 iyo macalimiintoodii ayaa kulan afur ah iskugu yimid Hotel Saw ee magaalada Borama. Wuxuu ahaa kulan ay ku kulmeen barayaal qiimo badan iyo ardaydoodii oo waayo iskugu dambaysay.

31/08/2024

Barnaamijka Da'daal iyo Dal-xiis 2

Barnaamijkan oo uu dugsigu ugu talagalay in lagu dhiirigaliyo laguna abaal mariyo Ardayda gasha kaalmaha 1,2,3 aad ee fasalkasta imtixaanka naqligaa ayaa sanadkan loo dalxiis geeyay Dagmada Baki iyo magaalada ruqi.

Midowga ardayda dugsigu waxay hambalyaynayaan ardayda dadaalka badan ee aqoon kororsiga iyo dalxiiska u baxday.

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Sha, Ab Area
Borama
252