01/07/2022
Registrations are still open !!!
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saw Medical College, Education, Ahmed Gurey, Borama.
Saw Medical College waa xarun bixisa barashada culuumta cafimaad oo tayaseedu sarayso, waxaa kugu diyaara qalab casriya iyo shaqaale iyo macalimiin aad u carbisan oo xirfad gaara qaba ardaydana aad uga faaideyan donto.
01/07/2022
Registrations are still open !!!
Fadlan h**e uso gaadh diiwangalinti ardida cusbeed ee sanad dugsiyeedka way socota inteyna ka buuxsamin.
Tayeynta aqoonta cafimadka ee bulshada iyo degaankuba wa yoolkena.
SAW Medical College wuxu bulsho waynta xiisaysa barashada culuumta caafimaadka ugu bishaaraynaya inuu qaadan doono arday cusub oo diploma ah kuliyadaha hoos ku xusan sida :
✅diploma of Nursing and midwifery
✅ diploma of Pharmacy
✅ diploma of Human Nutrition and Dietitics
✅ diploma of Public Health
✅Tababro bilaasha oo mudo kooban socon doona.
Wixi faah faahin dheeraada kala xidhiidha ciwaanadan.
WhatsApp: 0637349498
☎️ : 0634450958, 0634459922,
0634453615
04/06/2022
Some of the procedures that are available in Saw Medical College.
Registrations are open !
Macadka barashada culumtaa cafmaadka ee waxa uu ugu busharaynaya Bulsho waynta ku dhaqan Gobolka Awdal inu qadanayo arday cusub tiradooduna Koobantahay
Is diwaangalintuna waxay ka socota xarunta machadkaasi ama kala xidhiidh ciwaanadan hoosta ku xusan
063 7349498 0634450958
0634459922 0634453615
10/03/2022
Home of quality health education with practicability that enhances the potentiality of the student and the environment as well.
SAW Medical College
02/03/2022
SAW Medical College wuxu idin qaban doona Tababar bilaasha oo Muddo kooban socon doona, Tababarku wuxu ku saabsanyahay “xirfadaha kor uqaada inu communication keenu noqdo mid saameyn togan ku yeesha bulshadeena"
COURSE OBJECTIVES
✅ How to be chromatic.
✅ Effective way to influence others.
✅ Barriers to better influence and how to avoid.
✅ How to persuade your ideas to others.
✅ Barriers to effective persuation and how to avoid.
▶️ Cid walba way ka faideysan karta wayna u furantahay. Gacmo furan ban idinku so dhaweyneyna.
WhatsApp: 0637349498
📞: 0634450958, 0634459922, 0634453615
01/03/2022
Guud ahaan bulsho waynta xiisaysa barashada culuumta caafimaadka SAW Medical College wuxu idin ku bishaaraynaya inuu qaadan arday cusub oo diploma ah kuliyadaha hoos ku xusan sida :
✅diploma of Nusing and midwifery
✅ diploma of Pharmacology
✅ diploma of Human Nutrition and Dietitics
✅ diploma of Public Health
Wixi faah faahin dheeraada kala xidhiidha ciwaanadan.
WhatsApp: 0637349498
☎️ : 0634450958, 0634459922,
0634453615
07/02/2022
Waxaan dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin la wadaagayna dhamaan ardaydi galabta aan usoo xidhnay tababaradi maalmahan ba ka socday College ka, sido kale waxaan u mahad naqayna Aqoonyahanada Naafic Mohamed Qaadi iyo Cismaan Dugsiiye oo runti iyaga la’aan ayna Qabsoomeen Tababaradaasi.
01/02/2022
SAW Medical College wuxu idin qaban doona Tababar bilaasha oo Muddo kooban socon doona, Tababarku wuxu ku saabsanyahay “Hanaanka loo Maareeyo Ururrada aan Dawliga ahayn (Madaxa Banaan)”. Ama Non-Governmental Organization (NGO) Management .
COURSE OBJECTIVES
✅ Identify the characteristics of NGOs.
✅Understand the issues NGOs face.
✅ Determine the types and instruments in international development agencies.
✅ Learn the role and barriers of NGOs with respect to development of communities.
✅ Understand the challenges of management of NGOs.
✅ Develop techniques, skills and tools of adoption of strategies and change in NGOs.
✅ Understand Results-Based Management.
✅ Understand project management.
WHO SHOULD ATTEND
✅ This course targets program managers, team leaders, consultants, and new entry professionals working in NGOs.
✅ This course will benefit its participants by equipping them with relevant skills on the management of NGOs.
WhatsApp: 0637349498
📞: 0634450958, 0634459922, 0634453615
28/01/2022
Ogaysiis
Waxaan ogaysiinayna Dhamaan bahda xiisaysa barashada culuumta caafimaad ka in SAW Medical College kuu bilaabi doono tababar bilaasha oo socon doona 4 maalmood, laga bilaabo 1 da February ilaa 4ta February laguna bixinayo shahaadooyin.
Tababarku wuxu ku saabanyahay
✅gurdmad ka deg dega ah ama First Aid ⛑ or Life Saving Skills.
✅Adult CPR
✅Pediatric CPR
✅ infant CPR
✅Choking for both Pediatric and Adults.
Waxi faah faahina kala xidhiidh numberadan ama WhatsApp kan
☎️ 063-7349498, 063-4450958, 063-4459922
063-4453615
20/01/2022
" Excellence & Impact”