26/11/2024
Sawiro: Xaflada qalin jabintii dufcadii 2aad.
Borama International College
Kusoo dhawow Borama international College
Call Us:
0634574561
26/11/2024
Sawiro: Xaflada qalin jabintii dufcadii 2aad.
Borama International College
10/11/2024
Sawiro: Xaflada Qalin-Jabintii Dufcadii 2aad ee Borama International College
29/10/2024
Sawiro Q.1aad: Xaflada Qalin-Jabinta Borama International College
Xaflada qalin jabinta dufcadii 2aad, Borama International College
Hamblyo dhamaantiin
24/09/2024
19/09/2024
Kuliyada ''Business and management science'' ee dhigta, Borama International College, ayaa maalintii shalay, u fadhiistay imtixaanka k**a dambaysta ah ( comprehensive exam), ee sanad dugsiyeedka, 2023-2024.
Congratulations
18/09/2024
waxa shalay ufadhiistay imtixaankii k**a dambaysta ahaa {comprehensive exam}, ee Borama International College, kuliyada caafimaadka gaar ahaan, kalkaaliso(nursing)
Iyo umulisooyinka (midwifery), ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.
congratulations !
waxa maanta oo salasa bishuna tahay 17-09-2024 waxa si hab samileh uga bilaabmay imtixaanka k**a dambaysta ah{ comprehensive exam}. kaasi oo ay dhamaan ufadhiisanayaan ardayda kuliyada kala duwan ee collegeku.
1. nursing
2.midwifery
3.nutrition
4.public Health
5. medical lab
6.business
7. computer science
waxa kale oo uu collegeku qadanayaa dufcadii 3aad. waxana sitoosa ubilaabmaya registerartionka waxii faahfaahina kala xidhidh 63 4574561
10/09/2024
Comming soon
Kusoodhawada Borama International College waxa furan diwaan gelinta sanad dugsiyeedka 2024-2025, dhamaan qaybaha kala duwan ee waxbarashada sida businesses, *health sciences, and computer science.
Registration open
| Monday | 08:00 - 21:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Friday | 08:00 - 21:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 21:00 |