Murti Same

Murti Same "JOOJI RIYADA OO BILOW RUMAYNTA"

**"حيثما وجدت سكينة روحك أقم؛ فذاك موطنك." 🌾🤎✨****"Meel kasta oo aad ka hesho xasilloonida naftaada, joog, waayo taasi w...
28/07/2024

**"حيثما وجدت سكينة روحك أقم؛ فذاك موطنك." 🌾🤎✨**

**"Meel kasta oo aad ka hesho xasilloonida naftaada, joog, waayo taasi waa gurigaaga." 🌾🤎💫**
Murti Same

31/05/2024

Waqti dheer kadib dib ayaan u soo laabtay waxaan halkaas ka sii wadi donaa qoraaladii dheergalinta ahaan iyo xikmadaha qurux badana 😍❤️👍

Ma loo xiisay qoraaladii aan soo gudbin jiray😬

MurMurti Same

Noqo  nin adag Nolosha Hade Digsi Kugu so tuurto adne Baaldi Kutuur 😂😂Murti Same
31/05/2024

Noqo nin adag Nolosha Hade Digsi Kugu so tuurto adne Baaldi Kutuur 😂😂

Murti Same

cycle of life
31/05/2024

cycle of life

27/05/2024
-Si kasta oo ay u qurux badan yihiin nimcooyinka tiro beelka ah ee aan haysano HOOYO MACAAN ayaa ah nimcada ogu quruxda ...
26/01/2024

-Si kasta oo ay u qurux badan yihiin nimcooyinka tiro beelka ah ee aan haysano HOOYO MACAAN ayaa ah nimcada ogu quruxda badan ee aan haysano

Murti Same

Isir asal dhalasho midab maal abtirsiin haybad iyo qurux... Waxaas oo dhan waxaa daboolay hal aayad: "ان أكرمكم عند الله...
24/01/2024

Isir asal dhalasho midab maal abtirsiin haybad iyo qurux...

Waxaas oo dhan waxaa daboolay hal aayad:
"ان أكرمكم عند الله اتقاكم"
"Runtii kan idiinku sharaf badan Eebbe agtiisa waa kan idiinku dhawrsada" 📖

╭┈─────────
╰┈➤ MMurti Same

Xaalad walboo kula soo deristo ha iska lumin rajada waayo marka ay qoraxdu dhacdabo xidigaha ayaa soo baxo❤️😍MMurti Same
23/10/2023

Xaalad walboo kula soo deristo ha iska lumin rajada waayo marka ay qoraxdu dhacdabo xidigaha ayaa soo baxo❤️😍

MMurti Same

Safarku aad ayuu u dheer yahay 👣Saahi ka dhigo samirka  🥹"Bani adamku 👥 ma yimadaan  🙅‍♂Xiliga aad u baahi qabto mar wal...
22/10/2023

Safarku aad ayuu u dheer yahay 👣

Saahi ka dhigo samirka 🥹

"Bani adamku 👥 ma yimadaan 🙅‍♂

Xiliga aad u baahi qabto mar walba 🤷‍♂💯🥹.

Weydiiso alle kaalmo mar waliba Asiga Ayaa Ah Lajirka Saxda Ah Marwalba 🤲🥹".
same

17/08/2023

Waliga hadalka macaan hamoodin run,
Kaliya rumeyso kuwa ficikoodu hadlo.🥀🥀🥀💔

MurtMurti SameeMurti Same

Jaceylku kuma dhisna hadalo mcn oo afka leyska dhaho lkn wuxuu ku dhisan yahay daryeel iyo naxariis midba midka kale uhi...
15/08/2023

Jaceylku kuma dhisna hadalo mcn oo afka leyska dhaho lkn wuxuu ku dhisan yahay daryeel iyo naxariis midba midka kale uhibeeyo ❤️
Murti Same

Address

Borama

Telephone

+252634261240

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Murti Same posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Murti Same:

Shortcuts

Share

Category